(ERGO) - Xoolo ari u badan oo ugu yaraan kun neef ah ayaa saddexdii todobaad ee lasoo dhaafay harraad ugu...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ku nool deegannada kala ah Gobdheere, Ceel-jeex iyo Gubad oo ku yaalla koonfurta gobolka Sool...
(ERGO) - Xoolo-dhaqato u hayaamay dagmooyinka Eyl iyo Dangoronyo ee bariga gobolka Nugaal labadii bil ee la soo dhaafay ayaa...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo xoolo dhaqato ah,oo ka soo barakacay jilaalka kulul oo sababay biyo yaraan iyo cunta yaraan ayaa...
(ERGO) - Faadumo Maxamuud Geelle iyo saygeeda Cali Xuseen Jimcaale oo ah laba qof oo weel ah aragana naafo ka...
(ERGO) - Xoogsato muruq-maal ah oo ku tiirsanayd wax soo saarka milixda laga qodo deegaanka Cusbo oo 40 km u...
(ERGO) - Xayiraadda Covid-19 ayaa waxbarasho la’aan dhigtay 1,013 arday oo dhiganayay iskuulka hoose/dhexe ee xerada dadka soo barakacay Qollaji...
(ERGO) - Kaluumaystada deegaanka Xaafuun ee gobolka Bari ayaa ka soo ka banaya shaqo la’aantii ka dhalatay burburka duufaanti Gati...
(ERGO) - Hay’adda u diyaargaroowga masiibooyinka iyo kaydka cuntada ee Soomaaliland ayaa sheegtay in konton iyo shan kun oo qoys...
(ERGO) - Wasaaradda tamarta iyo biyaha ee Galmudug ayaa sheegtay in biyo yari ay wajahayaan dad lagu qiyaasay 17 kun...
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo