Hoy Masiibooyinka

Masiibooyinka

Masiibooyinka

Qoysas u hayaamay bariga gobolka Nugaal oo wajahaya cunno-xumo, markii ay beec u waahyeen xoolahooda

(ERGO) – Xoolo-dhaqato u hayaamay dagmooyinka Eyl iyo Dangoronyo ee bariga gobolka Nugaal labadii bil […]

Gedo: Qoysas cunto iyo biyo yaraan ka soo barakacay oo ku biiray xeryaha barakacayasha ee Luuq

(ERGO) – Boqollaal qoys oo xoolo dhaqato ah,oo ka soo barakacay jilaalka kulul oo sababay  biyo […]

Caabudwaaq: Lammaane wayeel ah oo arragga naafo ka ah oo ka tuugsada wadooyinka

(ERGO) – Faadumo Maxamuud Geelle iyo saygeeda Cali Xuseen Jimcaale oo ah laba qof oo […]

Gedo: Xoogsatada cusbada oo wajahaya shaqo la’an kadib markii roob yari u qalaleen gododkii laga qodayay cusbada

(ERGO) – Xoogsato muruq-maal ah oo ku tiirsanayd wax soo saarka milixda laga qodo deegaanka […]

Qollaji: xayiraadda Covid-19 oo waxbarasho la’aan dhigtay in ka badan kun arday

(ERGO) – Xayiraadda Covid-19 ayaa waxbarasho la’aan dhigtay 1,013 arday oo dhiganayay iskuulka hoose/dhexe ee […]

Kaluumaystada Xaafuun oo ka soo kabanaya shaqo la’aanta ka dhalatay duufaantii Gati

(ERGO) – Kaluumaystada deegaanka Xaafuun ee gobolka Bari ayaa ka soo ka banaya shaqo la’aantii […]

Soomaliland: Xoolo dhaqatada oo meel fog fog u hayaamaya si ay biyo iyo daaq ugu helaan xoolaha

(ERGO) – Hay’adda u diyaargaroowga masiibooyinka iyo kaydka cuntada ee Soomaaliland ayaa sheegtay in  konton […]

Mudug: Jabista shan ceel oo sababtay biyo yari

(ERGO) – Wasaaradda tamarta iyo biyaha ee Galmudug ayaa sheegtay in biyo yari ay wajahayaan […]

Sanado