Madaddaallada Ergo Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana haysata ayaa dadka shaaha ka caba ee macaamiisha joogtada u ah waxay samaysteen xeer ku cusub hab dhaqanka makhaayadaha shaaha, xeerkan ayaa dhigaya in qofkii raba inuu dadka u sheekeeyo oo isaga la dhegaysto uu  marka hore bixiyo lacagta shaaha dadka makhaayada fariista.

Wariye Maxamed Saalax ayaa tegey meheradaas oo shaah kasoo cabay sheekadana kasoo sameeyey.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-55147-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/01/Warbixin-Saalax.mp3</audio>

The post Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso qaar ka mid ah heeso carruureedka
Heeso carruurdka hooyadu ilamaha u qaaddo waxay qayb ka qaataan koriinshaha garaadka iyo barashada afka. Haddaba weriyaha Radio Ergo ee magaalada Burco ayaa la kulmay Roodo Maxamed oo ku luuqayneysa qaar ka mid ah heesaha carruurta. Dhegeyso wareysiga oo dhammaystiran.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50659-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Rooda-maxamed.mp3</audio>

The post Dhegeyso qaar ka mid ah heeso carruureedka appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga
Maxamed Dhashow Qaasim oo sheegay in uu ka tirsan kooxdii Iftiin ee waxbarashada ayaa sheegaya in fanka uu kaalin mugleh ku lahaa ol’olihi far Soomaalig. Maxamed wuxu ka mid ah kooxdii tuntay muusigga heesta caanka ah ee alif la kordhabey. Hadda wuxu ku nool yahay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Weriye Axmed Yagol aya ala kulmay oo wareysigan la yeeshay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50666-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Maxamud-Dashow-Dhadhaab-.mp3</audio>

The post Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan
Ku soo dhawaada sheeko taxane ah oo ka hadlaysa dhinacyo badan oo ku saabsan xaaladaha nolasha Soomaalida, haddii ay noqon lahayd nabadda, bulshada, caafimaadka, waxabarashada, dhaqan celinta, dimuquraadiyadda , dowladda wanaagga iyo dib u dhiska, waxaa soo saaray Radiyihi la oran jiray IRIN oo ahaa wakaaladdii wararaka ee QM u qaabilsan arrimaha bani’aadamnimada.

Magaca sheekada waa lama huraan, waxay ka hadlaysaa burburki ku dhacay qaranwaynihi Soomaaliya kadib dagaalladi sokeeye, ammaan darrada baahday, kala dambayn la’aanta, qaxa, dhaca iyo kufsiga, sheekadu waxay astaan midnimo u soo qaadanaysaa tuulo khayaali oo ay ku magacawday Tubcaano oo loola jeedo tuulo barwaaqo ahayd oo ay dadka oo dhan kuwada noolaayeen, ayadoo aan dadka la kala xigsanayn, qabiil iyo koox , mana ahayn mid leh ciidan iyo hub, waxayna dadkeedu kuwada dhaqmayeen xeerar ay isla ogol yihiin, tuuladaas waxay noqotay mid laga qaxo oo dadki nabadda ku wada noolaa midba meel u jihaysto, taasoo sababtay koox dablay ah oo halkaasi waddo ka dhigtay.

Dadki degaanka deganaan u diiday inay si nabad ah u deganaandaan. Dadki Tub- caano ka qaxay ayaa dhibaato kala kulmay meelihii ay u qaxeen oo ay nabad galiyada bideen, waxaana ay bilaabeen inay dib ugu soo noqdaan tuuladoodi si ay nolal cusub halkaa uga billaabaan.

Sheekada lama huraan waxay dadka u bidhaaminaysaa sida loogu baahan lama huraanna u tahay, iskaashi, wada jir, walaaltimino , cadaalad iyo isqadarin taasoo keenaysa in dadku hiigsadaan nabad iyo hormar. Haddaba ku soo dhawaada qaybta 18-aad.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50654-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Lama-Huraan-18.mp3</audio>

The post Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray
Wali waxaa socda dabbaal degga maalinta raadiyaha oo loo arko in uu muhiim u nolasha dunida. Haddaba idaacadda Ergo ayaa wareysatay dad kala duwan oo ka hadlaya waxyaabaha ay ka faa’ideen Radio Ergo iyo idaacado kale. Weriyaha Radio Ergo Faarax Dubbad ayaa la kulmay Siciid Axmed Blie oo si joogta ah u dhegeysta Radio Ergo.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50673-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/SICIID-.mp3</audio>

The post Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo
Dadka ku nool tuulooyinka iyo miyiga ka fog magaalooyinka waawayn waxaa ku adag inay helaan anteenada teleefoonka. Si dad ku ugu hadlaan teleefoonka waxay fuulaan geedaha, meelaha taag ah ama dudumooyinka. Xasan Caabi oo ku nool tuulada Boor-weyne oo 35 u jirta magaalada Gurceel ayaa ka mid ah dad geedaha u fuulo teleefoonka marka ay doonayaan inay ku hadlaan. Weriyaha Radio Ergo Cabdirisaaq Haajirow oo la kulmay Xasan ayaa ka wareystay arriintan.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50598-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/TALEEFAN-GEED-LA-FUULKA-1.mp3</audio>

The post Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan
Ku soo dhawaada sheeko taxane ah oo ka hadlaysa dhinacyo badan oo ku saabsan xaaladaha nolasha Soomaalida, haddii ay noqon lahayd nabadda, bulshada, caafimaadka, waxabarashada, dhaqan celinta, dimuquraadiyadda , dowladda wanaagga iyo dib u dhiska, waxaa soo saaray Radiyihi la oran jiray IRIN oo ahaa wakaaladdii wararaka ee QM u qaabilsan arrimaha bani’aadamnimada.

Magaca sheekada waa lama huraan, waxay ka hadlaysaa burburki ku dhacay qaranwaynihi Soomaaliya kadib dagaalladi sokeeye, ammaan darrada baahday, kala dambayn la’aanta, qaxa, dhaca iyo kufsiga, sheekadu waxay astaan midnimo u soo qaadanaysaa tuulo khayaali oo ay ku magacawday Tubcaano oo loola jeedo tuulo barwaaqo ahayd oo ay dadka oo dhan kuwada noolaayeen, ayadoo aan dadka la kala xigsanayn, qabiil iyo koox , mana ahayn mid leh ciidan iyo hub, waxayna dadkeedu kuwada dhaqmayeen xeerar ay isla ogol yihiin, tuuladaas waxay noqotay mid laga qaxo oo dadki nabadda ku wada noolaa midba meel u jihaysto, taasoo sababtay koox dablay ah oo halkaasi waddo ka dhigtay.

Dadki degaanka deganaan u diiday inay si nabad ah u deganaandaan. Dadki Tub- caano ka qaxay ayaa dhibaato kala kulmay meelihii ay u qaxeen oo ay nabad galiyada bideen, waxaana ay bilaabeen inay dib ugu soo noqdaan tuuladoodi si ay nolal cusub halkaa uga billaabaan.

Sheekada lama huraan waxay dadka u bidhaaminaysaa sida loogu baahan lama huraanna u tahay, iskaashi, wada jir, walaaltimino , cadaalad iyo isqadarin taasoo keenaysa in dadku hiigsadaan nabad iyo hormar. Haddaba ku soo dhawaada qaybta 17-aad.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50584-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Lama-Huraan-17-part-I.mp3</audio>

The post Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan
Ku soo dhawaada sheeko taxane ah oo ka hadlaysa dhinacyo badan oo ku saabsan xaaladaha nolasha Soomaalida, haddii ay noqon lahayd nabadda, bulshada, caafimaadka, waxabarashada, dhaqan celinta, dimuquraadiyadda , dowladda wanaagga iyo dib u dhiska, waxaa soo saaray Radiyihi la oran jiray IRIN oo ahaa wakaaladdii wararaka ee QM u qaabilsan arrimaha bani’aadamnimada.

Magaca sheekada waa lama huraan, waxay ka hadlaysaa burburki ku dhacay qaranwaynihi Soomaaliya kadib dagaalladi sokeeye, ammaan darrada baahday, kala dambayn la’aanta, qaxa, dhaca iyo kufsiga, sheekadu waxay astaan midnimo u soo qaadanaysaa tuulo khayaali oo ay ku magacawday Tubcaano oo loola jeedo tuulo barwaaqo ahayd oo ay dadka oo dhan kuwada noolaayeen, ayadoo aan dadka la kala xigsanayn, qabiil iyo koox , mana ahayn mid leh ciidan iyo hub, waxayna dadkeedu kuwada dhaqmayeen xeerar ay isla ogol yihiin, tuuladaas waxay noqotay mid laga qaxo oo dadki nabadda ku wada noolaa midba meel u jihaysto, taasoo sababtay koox dablay ah oo halkaasi waddo ka dhigtay.

Dadki degaanka deganaan u diiday inay si nabad ah u deganaandaan. Dadki Tub- caano ka qaxay ayaa dhibaato kala kulmay meelihii ay u qaxeen oo ay nabad galiyada bideen, waxaana ay bilaabeen inay dib ugu soo noqdaan tuuladoodi si ay nolal cusub halkaa uga billaabaan.

Sheekada lama huraan waxay dadka u bidhaaminaysaa sida loogu baahan lama huraanna u tahay, iskaashi, wada jir, walaaltimino , cadaalad iyo isqadarin taasoo keenaysa in dadku hiigsadaan nabad iyo hormar. Haddaba ku soo dhawaada qaybta 16-aad.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50489-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Lama-Huran-16-.mp3</audio>

The post Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Mobile-ka oo ariga lagu baadi goobo
Waayadi hore xoolaha waxaa foofin jiray oo qof ayaa raaci jiray, laakiin taas waxaa badalay mobile-ka oo miyi iyo magaalaba laga isticmaalo. Qaar ka mid ah xoolo dhaqatada ayaa lambarka teleefoonka ku dul qora neefka dushiisa si marka uu dhumo loo soo waco ama markay ay baadi goobayaan ay dadka kale u waydiiyaan haddii uu arkay ari ay ku dul qoran yahay lambarkiisa. Haddaba weriyaha Radio Ergo Cabdirisaaq Haajirow ayaa baadiyaha Gurceel kula kulmay Salaad Dheelaas Kulane oo xoolo dhaqato ah kana wareystay arrintan.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50497-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/SALAAD-DHEELAS-KULANE-sax.mp3</audio>

The post Mobile-ka oo ariga lagu baadi goobo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso sheeko ku saabsan farsamo yaqaan wareega
Axmed Aadan Cabdulle waa farsamo yaqaan wareega oo sameeya alaabta cilladooba ee guryaha lagu itismaalo sida maacuunta. Shaqadan ahuu ka soo saaraa nolal-maalmeedka qoyskiisa. Axmed Abuukar Sabriye ayaa soo diray warbixintan.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50491-10" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Warbixin-Afgooye.mp3</audio>

The post Dhegeyso sheeko ku saabsan farsamo yaqaan wareega appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.