Hoy Madaddaallada Ergo

Madaddaallada Ergo

Madaddaallada Ergo

Rinjiile jaceylkii yaraanta ku helay suugaan ka sameeyay

Maxamuud Qalinle Liibaan waa ranjiile ku nool magaalada Hargeysa, wuxuu xirfaddaas ku shaqeysanayay 45-kii sano […]

Sidee ayuu ku baxay magaca Aw-daango

Dadku marka ay maqlaan Aw-daangow, inta badan waxay sawiranayaan ruwaayadaha qosolka leh ee uu sameyo, […]

Ma kula tahay in waayadi hore dhawaaqa uu ahaa farriinta kaliya ee cod la isku gaarsiiyo, raadka ama saantana la siku aqoonsan jiray

Sheekh Maxamed Guulleed Keynaan waa dhowr iyo sagaashan  jir waxa uu ku nool yahay magaalada […]

Sida ay ku timaaddo suugaanta gole ka-fuulka iyo abwaan Yuusuf Shaacir oo ka sheekeynaya

Yuusuf Cismaan Cabdilaahi (Shaacir) waa abwaan, qoraa iyo suugaan dhaadhi ku nool magaalada Hargeysa oo […]

Fanaan Gaashaanle boolis ah oo ku nool Hargeysa

Xasan Ismaaciil Uur-cade oo dad badan u yaqaannaan (Tuse Tilmaame Aw-toosiye), dugsiga hoose dhexe markii […]

Dhegeyso warbixin ku saabsan kala duwanaanta guurkii hore iyo kan hadda ee miyiga iyo magaalada

Sida aan ognahay, waayadii hore waxaa aad u kala duwanaan jiray habka guurka ee miyiga […]

Qisada gabayga Saban-aakhar ee uu abwaan Gandaal tiriyay 1992-kii

Abwaan Maxamed Cabdullaahi Gantaal, wuxuu ku nool yahay magaalada Kismaayo, waa abwaan tiriya suugaan kala […]

Sanado