Hoy Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Jigjiga: Haween fursad shaqo ka helay warshad dhagaxa burburisa oo ku filnaaday maaraynta nolosha qoysaskooda

(ERGO) – Haween danyar ah oo ku nool magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa […]

Xoolo-dhaqato u hayaamay deegaanno roob helay oo ka walaacsan biyo yari iyo beec la’aanta xoolahooda

(ERGO) – Boqollaal xoolo-dhaqato ah oo hayaan roob-raac ah ku tagay deegaannada Gidhays, Dagaari iyo […]

Jigjiga: Xoolo-dhaqato wajahaya xaalado dhanka nolosha markii cudur aan la aqoon ay ku waayeen geelii ay ku tiirsanaayeen

(ERGO) – In ka badan afar kun oo neef oo geel ah ayaa tan iyo […]

Dhallinyaro is-xilqaamay oo howlgal nadaafad ah ka fuliyay xaafadda Buundo-weyn, Beledweyne

(ERGO) – Guddi dhallinyarada magaalada Beledweyne ah oo is-xilqaamay ayaa howl nadaafad ka fuliyay xaafadd […]

Muqdisho: Dhallinyaro barakac ah iyo kuwo jaamacado ka qalinjabiyay oo shaqo ka helay shirkado kalluumaysi

(ERGO) – Xassan Aadan Cigaal oo ka mid ah afartan iyo labo dhallinyaro ah oo […]

Qoysas ku tiirsanaa ganacsiga Maydiga iyo Beenyada oo suuq-la’aan ku dhacday wax soo saarkooda oo ka cabanaya nolol-xumo

(ERGO) – Qoyska Bile Yuusuf Nuur oo ka mid ah in ka badan 200 oo […]

Haween barakacayaal oo nolal-maalmeed ka hela mashruuc nadaafadeed

(ERGO) – Jihaan Axmed Diiriye oo haysta afar carruur ah ayaa ku faraxsan inay haysto […]

Gedo: Qoysas laga barakiciyay dhul ay deganaayeen oo ka cabanaya biyo iyo hoy la’aan

(ERGO) – Qoysas gaaraya 7,500 oo qoys oo bartamihii bishii May loo wareejiyay dhul magaalada […]

Muqdisho: Qoysas beeralay ah oo ka soo cararay fatahaadda webiga Shabeelle oo sabool ka dhigay

(ERGO) – Boqollaal qoys oo ka soo barakacay fatahaadda webiga Shabeelle uu ka sameeyay magaalada […]

Gaalkacyo: Boqollaal qof oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka

(ERGO) – Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa sheegtay in ku dhowaad afar boqol oo qof oo […]

Sanado