(ERGO) - Faadumo Cali Xaashi oo qoyskeedu ka kooban yahay toddobo qof, waxay 48-kii saacadoodba isticmaalaan 20 liitar oo biyo...
In ka badan afar kun oo qoys oo deggan xeryo ku yaalla koonfurta magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa ku...
(ERGO) - Labo kun iyo siddeed boqol oo xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalooyinka Gaalkacyo, Cadaado, Dhuusamarreeb iyo Guriceel ayaa...
Kow iyo toban carruur ah oo ay da’doodu u dhexeyso 4 jir illaa 10 jir ayay ku dhacday jadeeco labo toddobaad...
Dhaqtar Abshir Maxamuud Axmed oo ah agaasimaha wasaaradda xanaanada xoolaha ee Hirshabeele ayaa sheegay in cudurka jadeecada uu hayo ariga...
Beeralaydda degmada Afmadow waxaa sanadkaan u soo go’ay dalagyadii ugu badnaa ee ay beertaan muddo afar sano ah. Beeralayda ah...
In ka badan 300 oo qoys ayuu maamulka degmada Balcad ku qiyaasay inay ku barakaceen colaad u dhexeyso labo qabiil...
Cunno yaraan haysata labo boqol oo qoys oo ku nool xero lagu barakacay oo ku taalla degmada Ceel-barde ee gobolka...
- (ERGO)- Hiirad Maxamed Ismaaciil oo aabbaha qoys ka kooban siddeed qof, waa xoola-dhaqato xijiyaysato ah. Waxaa isaga iyo in ka badan...
Dadka beerta shinida ee ku nool qaybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in sanadkan cayayaan badan oo...
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo