Hoy Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Nalalka cadceedda oo daboolay baahidii iftiinka guryaha iyo ganacsiyada ee danyarta Kismaayo

(ERGO) – Geeddow Cismaan Xuseen wuxuu ka mid yahay dadka danyarta ah ee ku nool […]

Luuq: Xoola-dhaqato hore oo fursado shaqo ka helay cusbo-jebinta tuulada Cusbo

(ERGO) – Inta badan dadkii ay abaaruhu xoolaha dhaafiyeen balse weli miyiga ku lug leh, […]

Dhadhaab: Dhallinyaro sameynta afxirka uga qeyb-qaadanaya xakamaynta cudurka Koroona

(ERGO) – Toddobaatan iyo kow dhallinyaro ah oo isuga jira rag iyo haween oo ku nool […]

Dab baabi’iyay dhul-daaqsimeed nacfi u lahaa xoolaha deegaanno ka tirsan Galgaduud

(ERGO) – Dadkii degganaa tuulada Dhagaxdheer ee gobolka Galgaduud ayaa iskaga cararay deegaankaas markii uu […]

Koronkorrada ayaxa oo dhibaato u geysatay baraagihii biyaha ee tuulooyin ka tirsan Cadaado

(ERGO) – Cabdulaahi Macallin Ciise oo ka mid ah dadka deggan tuulada Jaaq-dhagaysato oo 7 […]

Haween u shaqo-doonta degmada Dhadhaab oo caqabad ka haysata aadisteeda

(Ergo) – Xaawo Cali Yarow oo ka mid ah 50 haween ah oo shaqo u […]

Ayax baabi’iyay beero ku yaalla deegaanka Dalyare oo u dhow Laascaanood

(ERGO) – Qaar ka tirsan beeraleyda deegaanka Dalyare ayaa sheegay in ka badan 40 beerood […]

Xayiraadaha looga hortagayo Koroona oo saameeyay dhaqaalaha warbaahinta Puntland

(ERGO) – Madaxda xarumaha warbaahinta Gaalkacyo iyo shaqaalahooda ayaa xilligaan ka walaacsan saamaynta dhaqaale ee […]

Jowhar: Ardayda iska bixin waayay lacagta iskuulka oo ka walaacsan inay imtixaannada ka haraan

(ERGO) – Maxamed Cabdiraxmaan Xuseen oo ah 17 sano jir dhigta fasalka labaad ee dugsiga […]

Jubada hoose: Qoysas heli jiray adeegyo caafimaad oo bilaash ah oo ay ka joogsadeen

Dadka ku nool 12 tuulo oo dhanka waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo oo heli jiray […]

Sanado