Hoy Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Sheekha Raadiyaha: Aragtida Islaamka ee Coronavirus

(ERGO) – Sheekh Cabdulxayi Aadan Sheekh Xasan oo caan ka ah Soomaaliya, waxa uu dhowaan […]

Puntland: Maxaabiis hore oo ku shaqaysta xirfado ay barteen intii ay xabsiga ku jireen

(ERGO) – Faarax Cabdillaahi Xiddig oo saddex toddobaad kahor laga sii daayay xabsiga dhexe ee […]

Dhadhaab: Ganacsiyo yaryar oo u xirmay xannibaadda Korona ee socdaalka

(ERGO) – Qaar ka tirsan goobaha ganacsiga ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa labadii toddobaad […]

Qardho: Dooxada Qalwo oo gu’ga la xirmeeyay si ay uga soo kabato xaaluf iyo nabaad-guur ku dhacay

Axmed Xaaji Faarax wuxuu saddex toddobaad ka hor reerkiisa oo wata laba tiro oo ari […]

Galkacyo: barashada cillad-bixinta moobayllada oo beddeshay nolosha naafo aan weligood shaqaynin

(ERGO) – Cabdi Cabdulle Axmed waa 36 jir  naafo ah, waa aabbaha qoys ka kooban […]

Muqdisho: agabka Afxirka ee ka hortaga COVID19 oo dalka lagu sameeyey

Qaar ka mid dhallinyarada ku shaqaysata tolliinka dharka ee ku nool magaalda Muqdsiho ayaa baryahan […]

Bari: Tuulada Wardheer Bari oo Koronto ka helaysa tamarta cadceeda

(ERGO) – Xarunta Hooyada iyo dhallaanka deegaanka Wardheer-bari oo 30 km u jira magaalada Carmo […]

Dhallinyarada caafimaadka baratay ee Somaliland oo si mutadawacnimo ah isugu diiwaangelinaya la-dagaallanka Covid 19

(ERGO) – Lix iyo tobankii qof ee ugu horreeyay oo kalkaaliyayaal caafimaad ah ayaa loo […]

Gibiley: Qoysaska saboolka ah ee ilihii dhaqaale ka burbureen oo maamulku u qaybiyay raashin

(ERGO) – Mako Muxumed Cabdullahi waa hooyada qoys ka kooban siddeed qof, muddo labaatan sano ku […]

Haweenay gaari dhexdiis ku umushay markii iyada iyo qoysas kale ay Janaale dagaal uga soo carareen

(ERGO) – Jiijo Sheekh Cabdalla waxay ka mid tahay qoysas gaaraya 280 oo intooda badan […]

Sanado