Hoy Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Caabudwaaq: Diidista isticmaalka shilin Soomaaliga oo weli ay jirto saameynta ay ku yeelatay sarifleyaasha

(ERGO) – Gorad Cabdullahi Maxamud oo ah 43 jir kamid ahaa ku dhowaad boqol qof […]

Doolow: Dadka deegaanka Ona oo sagaal bil oo biyo yari ah kaddib cabaya ceel soolar ku shaqeeya

(ERGO) – Xabiibo Guure waxay ka mid tahay saddex boqol iyo toddobaatan iyo saddex qoys […]

Puntland: Inta badan carruurta deegaannada Puntland oo aan tegin goobaha waxbarashada

Maxamuud Daahir Aw-cali waa aabbaha toddobo carruur ah oo lix kamid ah caruurtiisa ay gaareen […]

Ganacsiga cusbada Xinlabi oo billowday kaddib shan sano oo roob-yaridu saameysay

Radio Ergo- Xoogsatada cusbada deegaanka Xinlabi ee gobolka Mudug oo Hobyo u jira 100 km […]

Kismaayo: Wariye Aragga la’ oo dadaal ugu jira Awood siinta naafadda.

Cabdisalaan Maxamuud Shire, 30 jir ah, wuxuu muddo sannad ah Idaacadda Kismaayo ka waday barnaamijka […]

Somaliland: Dhibbaneyaasha kufsiga oo laga caawiyo in ay cadaalad helaan

(ERGO) – Maxkamadaha Somaliland ayaa lixdii bilood ee lasoo dhaafay xukumay 16 kiis oo kufsi […]

Laascaanood: Haweenka Umulaya oo ka faa’iidaysanaya adeeg caafimaad oo bilaash ah.

Haweenka Umulaya ayaa ka faa’iidaysanaya adeeg caafimaad iyo qaliinno lacag la’aan ah oo labadii bilood […]

Galgaduud: cudurka Sambabka oo laga tallaalayo laba milyan oo Ari ah

Ku dhawaad 2.2 milyan (Laba milyan iyo laba boqol oo kun) oo ari ah ayaa […]

Sanado