Hoy Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Wararkii u Danbeeyay

Hiiraan: Shuban biyood ka dilaacay Beledweyne

Shuban biyood ka dilaacay degmada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo ritay todobaatan iyo […]

Sool: Qodista ciida dhismaha oo dhibaato u keentay Beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada

Boqolaal qoys oo isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato ayaa ka barakacay deegaanka Oodagooye ee […]

Gedo: Ayax burburiyey wax soosaarka beeraleyda degmada Baardheere

Ayax tiro badan ayaa kusoo duulay beeraha iyo dhul daaqsimeedka 22 tuulo oo kuyaala koonfurta […]

Luuq: Nolosha oo ku adag qoysaska kasoo qaxay gobolka Itoobiya

Luul Maxamed Isaaq waa hooyo 42 jir ah oo haysata 7 caruur ah, waxay ku […]

Hargeysa: barakacayaasha oo lagu tababaray Xakamaynta dabka xeryaha saameeya

Ciidanka dabdamiska Somaliland ayaa maaraynta khatarta dabka ku tababaray sadex boqol oo qof oo laba […]

Burco: Qoysas barakacayaal ah oo la siiyey dhul ay degaan

Maamulka dawlada hoose ee magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ugu deeqay 450 qoys oo […]

Qaar kamid ah kaluumaysatada degmadda Hobyo oo shaqo joojin sameeyey

Ku dhowaad 100 kaluumaysato Soomaali ah oo ku sugan degmo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug […]

Beledweyne: Ayax uga daray dhibaatadii fatahaada webiga kasoo gaartey beeraleyda gobolka Hiiraan.

(ERGO) – Beeraleyda ku dhaqan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo dhowaan ay waxyeelo gaarsiiyeen […]

Gaalkacyo: Reer guuraa gadaya xoolaha yar ee uga haray abaarta

(ERGO) – Qoysas xoolo dhaqato ahaa oo ku cayroobey abaaraha soo noqnoqday ee ka dhacay […]

Galdogob: Isbitaal laga hirgeliyey dhiig bixinta degdega ah oo ah nooc ku cusub dalka

(ERGO) – Hooyo Iraado Maxamuud Warsame oo ah hooyo 54 jir ah oo ku nool […]

Sanado