Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

Somaliland: Malaayiin xoolo ah oo la tallaalay

(ERGO) – Saddex milyan iyo boqol kun oo neef oo isugu jira Geel iyo Ari […]

Bakool: Carruur nafaqo xumo ay ka qaadeen cunto yaraan ka jirto Waajid laga baxnaaninayo

In kabadan 400 oo carruur ka soo jeedo qoysaska barakaca ah eek u nool degmada […]

Waajid: In ka badan 400 oo carruur ah ayay haysaa nafaqo-xumo ay ka qaadeen cunto-yaraan

Afar boqol iyo afartan carruur ah oo u badan kuwo da’adooda ay ka yar tahay […]

Dad qaniinyada abeesada ugu dhintay deegaano hoostaga Berbera

(ERGO) – Laba qof ayaa saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay ugu dhimatay qaniinyada abeesada […]

Boorama: Haween laga daweeyay isku-furan sanado ay la noolaayeen

Khadra Ibraahim Axmed waxay ku faraxsan tahay 14 sano kaddib inay markii ugu horreysay ka […]

Boorama: Haween ka faa’iideystay daweyn bilaash ah ee xanuunka isku-furanka

Inka badan 100 haween ah, ayaa ka faa’iideystay qalliin iyo daweyn bilaash ah oo loo […]

Muqdisho: Shuban biyood ka dhashay roobkii daadka watay oo soo ritay konton Carruur ah

Labo carruur ah ayaa cudurka shubanka ugu geeriyooday isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho Axaddii la […]

Cudurka shubanka oo carruur badan ku soo ridanaya xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho

Laba carruur ah ayaa cudurka shubanka ugu dhintay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho axadii ina […]

Burco: Bukaannada dhimirka oo daryeel la’aan ka cabanaya

(ERGO) – Isbitaalka dhimirka Maandhaye ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa dawo la’aan […]

Cudurka jadeecada oo laba carruur ah ku dilay koonfurta Dhuusamareeb

Cudurka jadeecada ayaa laga soo sheegay tuulooyin koonfur ka xiga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, […]

Sanado