Cunto-Yaraanta

Cunto-Yaraanta

BEERALAY KA FAA’IIDAYSATAY FARSAMO BEERASHO CASRI AH

Beeralayda degaannada Afgooye iyo Awdhiigle ayaa sheegay inay ka faa’iidaysteen hanaan farsamo oo casri ah […]

JAMAC XASAN OO AH 46 JIR MARKII UGU HORAYSAY KA BILAABAY HANAAN BEERASHO TUULO XOOLO DHAQATO AH OO KA TIRSAN GOBOLKA NUGAAL

Jaamac Xasan Aadan waa aabe dhalay 8 carruur ah, waana 46 jir, wuxuu ahaa darawal […]

DADKA HARGEYSA KU NOOL OO SOO FAHMAYA FAA’IIDADA AY LEEDAHAY CUNTADDA GUDAHA KA BAXDA

Cunista iyo ka ganacsiga cuntadda gudaha ka so baxda ayaa ku sii badanaya Hargeysa, markaad […]

XOOLALAYDA GALGADUUD OO SHEEGAY IN CUDURO HAYAAN XOOLAHOODA

Xoolada dhaqatada ku nool tuulooyinka dhinaca woqooyi ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xilligan ay […]

QIIMAHA BARIISKA DALKA LAGA BEERO OO JOWHAR KOR UGA KACAY

Qiimaha bariiska ka soo baxa degmadda Jowhar ayaa kor u kacay, iyadoona ay tani ugu […]

DAAWEYNTA XOOLAHA OO KA SOCOTA DEEGAANNADA KOOFURTA MUDUG

Ilaa 500,000 oo xoolo isugu jira geela, lo`da iyo ariga ayaa koofurta deegaannada Mudug looga […]

BEEROLLEYDA LAASCAANOOD OO KA CABANAYA XANUUNNO CURYAAMIYAY DALAGYADOODA

Beeralleyda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka cabanaya xanuunno ku dhacaya dalagayadey beertaan, taasoo […]

QOYSAS QASAB LOOGA SAARAY DHUL BEEREED LAGU MURANSANYAHAY

Ciidamada booliska ee degmada Afgooye ayaa 70 qoys si qasab ah uga saaray dhul beereed […]

GAROOWE: FA’IDOOYINKA WAX SOO SAARKA XOOLAHA

Nolosha bulshada Soomaalida ayaa waxay ku tirsan tahay xoolaha ay dhaqdaan reer miyigu, xooluhu waxay […]

SAYLADAHA XOOLAHA OO WAKHTIGAN U BADAN KUWO AYSAN XOOLO JOOGIN KADIB XILLIGII XAJKA

Intii ka dambaysay Idii arafo ayaan xooluhu lahayn wax iib ah, Sayladda Burco ayaa iyadu […]

1 4 5 6 7 8 19

Sanado

Bilo