Hoy Cunto-Yaraanta

Cunto-Yaraanta

Cunto-Yaraanta

Qoysas ku go’doonsan Diinsoor oo raashin loo qeybiyay

(ERGO) – Gargaar cunto qeybin ah ayaa maanta oo Isniin ah lagu soo gabagabeeyay degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Waxaa ka faa’ideystay 2,200 oo qoys oo ay haysatay nafaqo-darro iyo cunto-yari ka dhalatay go’doon degmadaas saarnaa tan iyo bishii July ee sanadkii hore.  21 carruur ah ayaa nafaqo-darrida ka jirta degmadaas oo Baydhabo u jirta 120 […]

Sanado

Bilo