Caafimaadka

Caafimaadka

Isbitaalka Baardheere oo sameeyey adeegyo caafimaad oo bilaash ah

Isbitaalka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa adeegyo caafimaad oo bilaash ah u sameeyey boqollaal […]

Muqdisho: Dhaqtar Xaawo Cabdi oo u adeegista haweenka iyo carruurta ku heshay abaal marin

Dhaqtar Xaawo Cabdi oo sanado badan isbitaal ay leedahay ugu gargaaraysay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan […]

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo wacyi-gelin caafimaad ka wadda Buuhoodle

Xilli roobaadka waxaa magaalada Buuhoodle iyo deegaannada hoostaga dadka ku dhaca cudurro ka dhasha biyaha […]

Cudurka shubanka oo ka dilaacay degaanka Geriley ee gobolka Gedo

Hawl wadeenada caafimaad ee ka hawl gala xarunta xanaanada hooyada iyo dhalaanka oo ku taal […]

Somaliland: Tallaalka dabeysha oo maanta la billaabay

Gobollada Somaliland waxa maanta ka billowday tallaalka cudurka dabaysha, kaas oo lagu beegsanayo kumannaan carruur […]

Puntland: Xarumaha caafimaadka ee Sanaag iyo Sool oo la xoojinayo

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sheegtay inay xoojinayso xarumaha caafimaadka ee ku yaalla qaybo ka mid […]

Boqollaal kun oo carruur oo laga tallaalayo cudurka dabeysha

Inka badan 400,000 oo carruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sano ayaa laga […]

Sanado