Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

Mashruuc weyn oo caafimaad oo laga daah-furay Dhahar

Magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag waxaa laga daah-furay mashruuc ballaaran oo caafimaad, kaasoo lagu magacaabo […]

Tobannaan carruur ah oo guryahooda u jiifa xanuunka xiiq-dheerta

Cudurka xiiq-dheerta ayaa ka dillaacay tuulada Coodanle oo 180Km dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Burco […]

Kiisas cudurka xiiq-dheerta ah oo laga soo sheegayo gobolka Togdheer

Inka badan afartan carruur ah, ayaa la xaqiijinayaa in uu soo ritay cudurka xiiq-dheerta  tuulada […]

Sida loogga hortagi karo cudurka Oof-Wareenka

Cadaado: Deegaanka Mirjicley oo aan lahayn xarun caafimaad

Deegaanka Mirjicley oo ka tirsan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaan lahayn xarun caafimaad. Hooyada […]

Hargeysa: Dhakhaatiir guryaha ugu taga bukaanada oo ku daaweeya

(ERGO) – Hawl wadeeno caafimaad ayaa bilaabay adeegyo isbitaal wareeg ah oo ay bukaanada ugu […]

Dhegeyso wareysi aanu la yeelanay agaasimaha isbitaalka Xudur.

Wacyigalin ay sameeyeen howlwadeennada caafimaadka ee isbitaalka Xudur ayaa keentay in haween badan ay xilli […]

Hargeysa: Dhakhaatiir samaysay hanaan ay guryaha bukaanada ugu tagaan kuna daaweeya

Isbitaalkaan wareega waxaa aasaasay toddoba hawl wadeen caafimaad oo la taleefon ay dadku ka wacaan, […]

Burco: Cudurada shubanka iyo xiiqdheerta oo ka dilaacay degaano ka tirsan Qoryaale

Tuulada Baliqadhaadhe oo ka tirsan degaanka Qoryaale oo magaalada Burco 73km dhanka koonfur bari ka […]

Bakool: Cudurro ka dillaacay Waajid xilli xarumihii caafimaadka halkaas ay xirmeen

Shamso Maxamed Nuur oo ah hooyo haysata lix carruur ah, waxay ka mid tahay hooyooyinka […]

Sanado