Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

Hab cusub oo dhiig deeqid ah oo laga billaabay isbitaalka Gaalkacyo

Isbitaallada Gaalkacyo maleh nidaamka dhiig kaydinta taas badalkeeda waxaa la diyaariyey dhallinyaro ku tabarucaya dhiigooda […]

Carruur aan la tallaalin oo jadeeco ugu geeriyootay Shabeellaha dhexe

(ERGO) – Kow iyo toban carruur ahaa ayaa geeriyootay in ka badan afartan kalena way […]

Tallaalka ka hortagga cudurka dabeysha oo ka socda Muqdisho

Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa maalinka tallaalka dabeysha, oo lagu soo […]

Hiiraan: Saddex carruur ahaa oo cudurka jadeecada ugu geeriyootay Girijir

(ERGO) – Nasro Xaaji Maxamuud, waa hooyo dhashay shan carruur ah, waxay ka welwelsan tahay […]

Hiiraan: Carruur cudurka jadeecada looga daweynayo deegaanka Girijir

Toban carruur ah ayaa haatan jiifa xarun caafimaad oo gaar loo leeyahay oo ku taalla […]

Kaneecada oo laga buufinayo Boosaaso

Magaalada Boosaaso waxaa ka bilowdey olole looga buufinayo Kaneecada. Cudurkaan oo xilliga qaboobaha dilaaca. Wasaaradda […]

Wareysi: Khatarta caafimaad ee bacuhu ku hayaan xoolaha

Khatar dhinaca caafimaadka ayaa ka dhalato marka ay xoolaha cunaan bacaha nooca balaastiga ee waddooyinka […]

Guriceel: Dad ku sumoobay hilib ay cuneen oo la daweynayo

Inka badan 50  qof oo ku nool deegaanka Harare ee ku yaalla xadka u dhexeeya […]

Bakool: 4,800 oo carruur ah oo la siinayo ka hortagga tallaalka cudurka jadeecada

Ol-olaha tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada ayaa ka socda ku dhowaad 10 sano ka hor […]

Tallaalka jadeecada oo laga bilaabay degmada Xudur iyo tuulooyinka hoostaga

Tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada ayaa markii ugu horreysay laga billaabay Xudur iyo tuulooyinka hoostaga. Waxaa […]

Sanado