Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

Carruur laga keenay tuulooyinka oo nafaqo-darro loo seexiyay isbitaalka Kismaayo

Carruur ay tiradooda gaarayso 188 oo nafaqo-darro la ildaran ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay […]

180 carruur ka yar shan sano oo nafaqo-xumo looga daweynayo isbitaalka Kismaayo

Ku dhowaad 200 oo carruur ah oo nafaqo-xumo ay hayso ayaa lagu daweynayaa isbitaalka magaalada […]

Cudurka jadeecada oo saddex qof ku dilay Beledxaawo

Isbitaalka guud ee degmada Beledxaawo ayaa sheegay in cudurka jadeecada ay 3 qof todobaadkaan ugu […]

Waa sidee gurmadka ay bixiyaan Aamin Ambulance xilliyada ay qaraxyadu dhacaan?

Weerarkii iyo qaraxii Jimcihii ka dhacay magaalada Muqdisho, Aamin Ambulance waxaa ay goobaha caafimaadka ee […]

Buulo-burte: Dad uu soo ritay cudurka shuban biyoodka

Isbitaalka degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa la seexiyey dad u badan carruur oo uu […]

Xoolo-dhaqato abaarta ku cayrtoobay oo xanuunka dhimirka looga dawaynayo Burco

Boqol iyo konton qof oo qaba xanuunka dhimirka ayaa lagu dawaynayaa laba isbitaal oo ku […]

Kismaayo: 54 qof oo jadeeco soo ridatay

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose 54 carruur ah ayaa loo seexiyey isbitaalka magaalada xanuun […]

Cudurka Daacuunka oo isbitaalka Gaarisa ay ugu dhinteen 8 qof

Cudurka daacuunka ayaa ka jira ismaamulka Garisa iyo kan ay deriska yihiin ee Tanariva, isbitaalka […]

Jadeeco ka jirta miyi aan xarumo caafimaad lahayn oo Togdheer ah

(ERGO) – Konton iyo kow qof ayaa hadda cudurka jadeecada u jiifa deegaanka Yadagta oo qiyaastii […]

Tallaalka ka hortagga daacuunka oo laga billaabay Afmadow

Tallaalka la hortagga cudurka daacuunka ayaa markii ugu horreysay laga billaabay degmada Afmadow iyo deegaanno […]

Sanado