Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

Caruur cudurka shuban biyoodka ugu dhimatay deegaanno hoostaga Gobolka Mudug

7 caruur ah ayaa cudurka shuban biyoodka ugu dhimatay deegaanka Bud-bud ee gobolka Mudug oo […]

In ka badan 50 carruur oo cudurka jeedeecada la jiifa cisbitaalka Afmadow

Cisbitaalka degmada Afmadow ayaa waxaa jiifa in ka badan koton carruur ah oo laga kala […]

Keyd la’aanta dhiigga oo sababtay in la badbaadin waayo dhaawacyadii qaraxii Soobbe qaarkood

Siddeed qof oo ka tirsanaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobbe ayaa u dhintay markii loo […]

Haweenka Ceelbarde oo daryeel caafimaad la’aan ka cabanaya

Haweenka ayaa ah kuwa ay saameysey Isbitaal la’aan iyo dhakhaatir la’aanta ka jirta degmada Ceel-barde […]

Cudurka jadeecada oo saameeyay ilaa 300 oo qof oo ku nool degmada Caynabo iyo deegaanno ka tirsan

Ilaa 300 oo qof oo carruur u badan ayuu saameeyay cudurka jadeecada oo ka jira […]

Dad nafaqo darro ugu dhintay Caabudwaaq

5 qof ayaa nafaqo darro ugu geeriyooday duleedka Caabudwaaq ee gobolka Galguduud Dhimashadii ugu dambaysay […]

ISBITAALKA GUUD EE GAALKACAYO OO ADEEG LA`AANI HAYSO

Isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo ay soo foodsaartay baahiyo keeni kara inay joogsato shaqada […]

Sanado