Caafimaadka

Degaanka Xagal oo Berbera dhinaca bari ka xigta 26 qof ayaa nafaqa darro ugu dhinteen bishaan
Saddex sano oo abaari ka jirtay ayaa keenay in dadkii xoolihii ka dhamaadaan, deegaanka Xagal […]

Cudurka jadeecada oo 15 carruur ah ugu geeriyootay meelo ka mid ah Bay iyo Bakool
Muxiyadiin Aadan Ibraahim oo ah madaxa talaalka ee wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa Ergo u […]

Dad shuban-biyood ugu dhintay Gedo
Labo carruur ah ayaa horraantii toddobaadkan cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyootay tuulada Garsaal oo 35 km […]

Carruur nafaqo-darro ka dhalatay abaarta ugu geeriyootay Balli-mataan, Somaliland
Samiira Dirir Aadan oo 16 bilood jirtay ayaa ahayd qofkii u dambeeyay ee nafaqo-darro ugu […]
Bilo
- December 2017 (4)
- November 2017 (3)
- October 2017 (7)
- June 2017 (1)