Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

Ololaha tallaalka dabeysha oo si habsami leh uga socda gobolka bay

75,OOO oo carruur ah oo gobolka Bay laga tallaalay cudurka dabeysha Ololaha tallaalka cudurka dabeysha […]

Daadad wasaqeeyay ilaha biyaha ee degmada jarriiban

Roobabka duufaanta watay ee ka da’ay deegaannada xeebta ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa […]

Shuban iyo duumo laga cabsi qabo in ay ka dilaacaan beledxaawo

Howl-wadeenno caafimaad oo ku sugan degmada xuduudda ku taal ee Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa […]

Cudurro aan la aqoonsan oo ka dillaacay xeebaha gobolka bari

Dad ka badan 50 qof ayaa la xanuunsanaya cudurro aan la aqoonsan oo ka dhashay […]

Isbitaalka dayniile oo ay dawo la’aan heysto

Isbitaalka Dayniile oo ka mid ah xarumaha caafimaad ugu weyn, uguna mashquulka badan magaalada Muqdisho […]

Wareysi: aabbe labadiisa wiil uu curyaamiyay cudurka dabeysha

Labo aan dhalay oo ah curad iyo curad xige ah oo la kala yiraado Axmed […]

Wareysi: quudinta habboon ee dhallaanka iyo carruurta yaryar

Waxaan wareysi la yeelannay Xaliima-nasra Maxamed oo ka tirsan qeybta nafaqeynta ee barnaamijka cuntada adduunka […]

Umulisooyinka isbitaalka laascaanood oo sheegaya inaysan haysan takhtar xaaladaha degdegga ah la tacaala

Qaybata hooyada iyo dhallaanka ee isbitaalka magaalada laascaanood ayaa waxaa soo waajahday takhtar la`aan taasoo […]

Sanado