Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

GEDO: 120 KUN OO CARRUUR AH OO LAGA TALLAALAY CUDURKA DABAYSHA

Saraakiisha iyo Howlwadeennada qeybta caafimaadka hay,adda WHO ee gobolka Gedo ayaa warbixin ay soo saareen […]

FAA’IIDADA WAXBARASHADA EE HAWEENKA

Haweenka waaweyn ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa’iideysanaya waxbarashada dadka waaweyn oo muddooyinkii […]

OLOLE LAGU HORUMARINAYO REER MIYIGA OO LAGA BILAABAY GOBOLLADA DHEXE

Olole lagula dagaallamayo aqris iyo qorid la`aanta farta Soomaaliga ayaa toddobaadkii hore laga bilaabay gobollada […]

OLOLAHA TALLAALKA CUDURKA DABEYSHA OO MAANTA MUQDISHO KA BILAABMAYA

Waxaa maanta gobolka Banaadir ka bilaabmaya ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo dhammaan dadka laga tallaalayo. […]

CUDURRO KA DILLAACAY SOOL

Xanuunnada Jadeecada, Shuban biyoodka iyo Duumada ayaa soo ritay dad carruur u badan oo ku […]

GALDOGOB: 400 OO QOF OO HELAY BAARITAANNO IYO DAWEYN LACAG LA AAN AH

Dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal ka socda isbitaalka jaamacadda Gobolka Mudug ayaa baaritaanno caafimaad iyo daweyn lacag […]

PUNTLAND: TIRADA ARDAYDA DHAMEYNEYSA DUGSIYADA DHEXE IYO SARE OO KORDHAY

Tirada ardayda ka qalinjabineysa dugsiyada sare iyo dhexe ee deegaannada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland […]

Sanado