Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

MAAMULKA BAYDHABO OO KA DIGAY HALISTA QASHINKA WADDOOYINKA LA DHIGO

Qodobo uu soo saaray maamulka magaalada Baydhabo ayaa baaq loogu jeediyay dadka ku nool xaafadaha […]

DHAKHAATIIRTA DEGMADA BUUHOODLE OO KA DAYRINAYA ADEEGYADA CAAFIMAADKA OO LIITA IYO CUDURRO IS BIIRSADAY OO SOO RIDANAYA DADKA.

Degmadda Buuhoodle  oo ka tirsan gobolka Togdheer, waxay ka mid tahay magaalooyinka ku teedsan xadka […]

DAD CUDURKA DUUMADA KULA XANUUNSANAYA GOBOLKA BAY

Maamulka cisbitaalka dhexe ee gobolka Bay ayaa sheegay inay sii kordhayaan dadka la xanuunsanaya cudurro […]

SHUBAN IYO NAFAQO DARRO HALIS KU HAYA CARRUURTA KU JIRA XERYAHA BARAKACAYAASHA KISMAAYO

In ka badan 20 carruur ah oo  la ildaran cudurrada shuban biyoodka, nafaqa darrada iyo […]

QARAMADA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN TIRADA DADKA CUDURKA DUUMADU KU DHACAYO AY HOOS U DHACDAY TOBANKII SANO EE LA SOO DHAAFAY.

Dadaallada iyo ka hortagga lagu sameeyey cudurka Duumada ayaa rubuc ahaan hoos u dhigtay tirada […]

ISHA BAYDHABO OO BIYO AAN NADIIF AHAYN AY KU JIRAAN LAGANA BAQAYO INAY SABABAAN CUDURRADA BIYAHA KA DHASHA

Ka shaqeynta nadaafadda deegaanka, horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tilmaamo la xiriira goobaha ay ka dhashaan […]

DHIBAATADA CUDURKA AIDS, MAANTOO AH 1DA DISEEMBAR SANADKASTA WAXAA LA XUSAA MAALINTA LOO ASTEEYEY CUDURKAAN.

Maantoo ah 1da Diseembar sanadkasta waxaa la xusaa maalinta calamiga ah ee loo asteeyey cudurkaan […]

Sanado