Hoy Caafimaadka

Caafimaadka

Caafimaadka

LABO CARRUUR AH OO AY XAALAD CAAFIMAAD DARRO OO QATAR AH KU HAYSO BELED-XAAWO

Muuqaalka 2-daan ruux aad buu kuu murugo gelinyaa, maxaa yeelay waxaa doorsoomay wajiyadooda iyo guud […]

CARRUUR SHUBAN LA ILDARAN OO LA GEEYAY CISBITAALKA QANSAXDHEERE

Ku dhowaad 10-carruur ah oo la xanuunsanaya cudurka jadeecada islamarkaasina ay ka muuqato nafaqo darro, […]

CUDURKA JADEECADA OO KU FIDAYA GALGADUUD

Saraakiisha caafimaadka ee ka hawl gala gobolka Galgaduud, ayaa ku warramaya inay kordheen tirada  dadka […]

DADWEYNAHA XAGARDHEER OO KA CABANAYA QASHIN BUUX DHAAFIYAY WADDOOYINKA XERADAASI

Tan iyo intii hay’adaha samafalka ay joojiyeen howlihii gargaarka ee ay ka hayeen xeryaha qaxootiga […]

CUDURKA DAACUUNKA OO KU SII FIDAYA XERYAHA QAXOOTIGA

Ammaanka oo sii xumaanaya ayaa ku keenay dhibaato nolosha xerooyinka qaxootiga ku yaal Dhadhaab gaar […]

OLOLE NADAAFADEED OO KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO

Xilli roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka deegaanka ay ka curteen deegaanno ka […]

CUDURKA DAACUUNKA OO KA DILLAACAY DEGMADA DHOOBLEY

Iyadoo dhibaatooyin dhanka caafimaadka ah, ay muddooynkii ugu dambeeyay ka tagnaayeen  degmada Dhoobley ee gobolka […]

REER GUURAAGA OO RAJAYNAYA SOO KABASHO NOLOLEED IYO CABSI LAGA QABO INUU DILLAACO CUDURKA DUUMADA.

Abaaro daran oo soo maray qaybaha waddanka, ayaa bishii ugu dambaysay waxaa la guda galay […]

XAALADDA HAWEENAY KUFSI IYO DHAAWAC LOOGU GAYSTAY XERO KU TAALLA MUQDISHO

Dr C/xakiin Xeydar Yuusuf, oo ah madaxa kalkaaliyayaasha caafimaadka cisbitaalka Keydsanay ee duleedka bari magaalada […]

Sanado