Hoy Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Shirkado xoolaha iibsada oo todobaadkaan sayladda Baydhabo soo galay

Qiimaha xoolaha ee sayladda Baydhabo ayaa todobaadkaan qiimaha lagu kala iibsanayaa kor u kacay, tanoo […]

Beeralayda mesegada ee Buurxakaba oo sheegaya in roob yari jirtaa keentay inay boqolaal beerood qalalaan

Beeraleyda ku dhaqan Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya iney ka qalaleen […]

Xoolo-dhaqato u naq-raacday buuralayda Calmadow

Maxamuud Timir ayaa u guuray dhulka buuralayda ah ee saaran xeebta gobolka Sanaag dhammaadkii bishii […]

Xoolo-dhaqato ay saameynta abaarta u beddeshay beero-falato

Cabdiraxmaan Jaamac Faarax ayaa markii ugu horreysay labadii bishan wuxuu qoondo u helay $100 kaddib […]

Beeralayda Dalyare ee gobolka Sool oo xoolo dhaqato soo cayrtoobay ku caawiyey dhul beereed

Boqol oo qoys oo ku xoola beelay abaartii ayaa  tacabka beeraha ka bilaabay  deegaanka Dal-yare […]

Xoolo dhaqato doorbiday iney arigooda ku bedeshaan geel

Xoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadii sano […]

Xoolo dhaqato u naq-raacay Koonfurta gobolka Sool

  Xoolo dhaqato abaar uga hayaamay qaybo kamid ah gobolada Sool, Sanaag, Bari iyo Nugaal […]

Sanado