Hoy Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Sool: Qodista ciida dhismaha oo dhibaato u keentay Beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada

Boqolaal qoys oo isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato ayaa ka barakacay deegaanka Oodagooye ee […]

Gedo: Ayax burburiyey wax soosaarka beeraleyda degmada Baardheere

Ayax tiro badan ayaa kusoo duulay beeraha iyo dhul daaqsimeedka 22 tuulo oo kuyaala koonfurta […]

Gaarisa: Xanuun aan la aqoonsan oo xoolo badan u dhinteen (Dhegayso)

Wasaaradda beeraha iyo xanaanada xoolaha ee ismaamulka Gaarisa ee Kenya ayaa sheegaysa in xanuun sanka […]

Beledweyne: Ayax uga daray dhibaatadii fatahaada webiga kasoo gaartey beeraleyda gobolka Hiiraan.

(ERGO) – Beeraleyda ku dhaqan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo dhowaan ay waxyeelo gaarsiiyeen […]

Gaalkacyo: Reer guuraa gadaya xoolaha yar ee uga haray abaarta

(ERGO) – Qoysas xoolo dhaqato ahaa oo ku cayroobey abaaraha soo noqnoqday ee ka dhacay […]

Sanado