Inta la xaqiijiyay illaa dhawr iyo toban ruux oo saddex ka mid ah aya ahaayeen saxafiyiin ka hawl gali jiray...
Inta la xaqiijiyay illaa afar ruux ayaa ku geeriyootay ku dhowaad labaatan kalana way ku dhaawacmeen, kadib markii qeybo ka...
Ka dib dagaalladii xoogganaa ee dhowaan ka dhacay meelo u dhow Kismaayo iyo barokaca dadka rayidka ah ay ka barokacayaan...
Xaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo...
Maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaalad bani`aadannimo oo liidata ay ka taagan tahay degmada Marka...
Sanduuqa badbaadada carruurta qaramada midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in dhimashada carruurta ka yar shanta sano ay hoos u dhacday...
Qaar ka mid ah dadkii ka barakacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo ay toddobaadyadii la soo dhaafay...
Kulankani looga hadlaayey caawinta muhaajiriinta isku dhafka ah ee soo gaara Puntland oo ay soo qaban qaabisey hayada muhaajiriinta caalmaka...
Xaalado adag ayaa ka jira qeybo ka mid ah gobollada Jubbooyinka halkaasoo maalmihii ugu dambeeyay ay dagaallo iyo duqaymo ka...
Dhalinyaro soomaaliyeed oo tahriib ahaan ku soo galay dalka Libya muddana halkaasi ku sugnaa ayaa haatan doorbiday inay dalkooda dib...
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo