Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxooti ka tegay dhadhaab oo gaaray degmada ceelwaaq ee gedo

Masuuliiyinta degmada Ceelwaaq ayaa sheegaya in boqollaal qaxooti Soomaaliyeed oo ku jiray xeryaha Dhadhaab ee […]

Xaaladda maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee muqdisho

Maamulka xabsiga  dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay xaaladaha nololeed ee maxaabiista ku jirta […]

Barakacayaal ku dhibaataysan laascaanood

Barakacayaasha ku nool gudaha  magaalada Laascaanood ayaa waxaa la soo dersay dhibaatooyin’ dhibaatooyinkan oo ay […]

Waxbarashada xeryaha qaxootiga soomaalida dalka yemen oo la horumarinayo

Wafdi  ka socday dowladda Turkiga oo booqday  qaar ka mid ah xerooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ay […]

HUMAN RIGHTS WATCH oo eedeysay booliiska kenya

Hay`adda  xuquuqda aadanaha ee  Human Rights Watch, ayaa ku eedeysay booliiska  waddanka Kenya in xadgudubyo […]

Weriye u shaqeynayay raadiye daljir oo lagu dilay gaalkacyo

Koox hubeysan ayaa xalay gudaha xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ku dilay weriye Farxaan Jeemis […]

Nolosha qaxootiga soomaalida ah ee ku jira xerada marataani ee dalka mozambique

Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay isa soo tarayay  dhibaatooyinka kala duwan ee haysta qaxootiga Soomaaliyeed ee […]

Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya

Barakacayaal hor leh oo ka yimid qeybo ka mid ah dhulka Soomaaliya oo dhawaan soo […]

Sanado