Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Caagadaha la iska tuuro oo shaqo ay lacag ka helaan u noqday qaxootiga

Hay’addda Bisha-cas ee dalka Kenya ayaa mashruuc loogu talagalay dadka qaxootiga ah oo caagadaha dadku […]

Muqdisho: 15 carruur ah oo shuban ugu geeriyooday Dayniile tan iyo bishii Juun

Shan iyo toban carruur ah oo ka soo jeeda qoysaska soo barakacay ayaa u geeriyooday […]

Barakacayaal nolol maalmoodkooda ka raadsada dhismaha waddo isku xirta Hobyo iyo Gaalkacayo

(ERGO) – Hinda Cali Cawaale oo 50 jir ah, waxay kamid tahay haween cuntada u […]

Mudug: Qoysas abaaraha ku soo cayroobay oo nolol-maalmeedkooda ka hela dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkacyo

In kabadan 70 qoys oo ah xoolo-dhaqatadii ay abaaruhu cayrteeyeen ayaa noloshooda ay ku tiirsan […]

Dad ka barakacay tuulooyin hoos-taga Xarar-dheere oo hoy la’aan ay ku haysato Camaara

(ERGO) – Xaawo Cismaan Cabdi waxaa iyada iyo sagaal carruur ah oo agoon ah oo […]

Mudug: Dad ka barakacay colaad ka jirta deegaanno hoostaga Harar-dheere

480 qoys oo ka cararay dagaal kowdii bishan ka bilowday deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa barakac […]

Dhadhaab: Dhallinyaro ka faa’iideystay xirfado shaqo oo loo abuuray

Khaliif Cabdirashiid Xasan oo 26 jir ah , wuxuu ka howl gala qeybta nafaqeynta ee […]

Sool: xeryo barakac oo lix bilood kaddib deeq la gaarsiiyay

(ERGO) – Barakacayaal gaaraya 1,800 oo qoys oo deggan afar xero oo ku yaalla deegaanka […]

Sool: Muran bixinta gargaar oo ka jiray xeryaha barakacayaasha Adhicadeeye oo la xaliyey

1800 oo qoys oo barakac ku ah 4 xero oo ku taal duleedka degaanka Adhicadeeye […]

Cadaado: Waalidiinta soo barakacay oo ka walaacsan waxbarasho la’aanta carruurtooda

Kumanaann carruur ah oo ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalada Cadaado ayaan haysan waxbarasho, […]

Sanado