Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gargaarka yaraaday oo keentay in dadka xeryaha Baydhabo ku nool meelo kale u guuraan

Wasaaradda gargaarka ee Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in gargaarka oo yaraaday ay keentay in dad […]

Dhadhaab: Waxaa is dhimay tirada qaxootigi dib ugu laabanayay Soomaaliya

Ku-xigeenka guddoomiyaha guddiga arimaha qaxootiga iyo barakacayasha qaranka Soomaaliyeed Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji, ayaa Raadiyo […]

Qoysas horay Tukaraq uga barakacay oo dib ugu noqday guryahoodii

Fartuun Maxamuud Cali oo kamid ah haweenka qoysaska dib ugu laabtay Tukaraq waa hooyada 7 […]

Boqolaal qoys oo ka qaxay colaado ka jira degaanka Baabaa oo ka tirsan Gedo

Dagaalka u dhexeeya ciidamada Jubba Land iyo ururka Alshabaab ayaa ka dhacay tuulooyinka Baabaa ,Toosiley […]

Qoysas ka barakacay Tukaraq oo dib ugu noqday guryahoodii

Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo tan iyo horraantii sanadkan 2018 waxaa ka jiray ay […]

Qoysas ka barakacay colaado ka dhacay tuulada Baabaa ee gobolka Gedo

Maxamed Muxumed waxaa uu ka mid yahay dad xoolo dhaqato ah oo ka barakacay dagaal […]

Dadkii ku barakacay duufaantii Sagar oo wali aan ka soo kaban saameynteeda

Qoysas badan oo ay noloshooda dhinac kasta ka saameysay duufaantii Sagar ee ku dhufatay gobolka […]

Jigjiga: 148 kun oo qof oo ka barakacay colaaddii dhex martay Oromada iyo Soomaalida

Wasiirka ka hor tagga iyo maaraynta masiibooyinka ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya  ayaa sheegay in waqti […]

Sanaag: Haweenka oo masaafo dheer dhabar uga soo qaada biyo ay carruurta siiyaan

Haweenkan oo qoysaskoodu kasoo barakaceen abaartii ku dhuftay Gobolka Sanaag sanadkii 2017 waxay ka cabi […]

Biyo la’aan saamayn ku yeelatay nolosha dad oo ka jirta deegaanno ka tirsan gobolka Sanaag

Labo boqol iyo lixdan iyo afar qoys oo ku nool xero barakac oo ku taalla […]

Sanado