Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Soomaaliya: Abaarti oo baddeshay hab-nololeedkii reer miyiga

Waxaad idaacadaheennii hore ku dhegeysateen warbixinno ku saabsanaa dhibaatooyinka abaarihi laga dhaxlay iyo sida dadkii […]

Barakacayaal ku nool Galguduud oo adeeg la’aan ka cabanaya

Xerada xuubey oo 10 km waqooyi uga beegan Galinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud, halkaas […]

Kaxda: Qosas barakacaal ah oo dib ugu laabtay deegaannadoodii

Ku dhawaad 1000 qof oo barakacayaal ahaa oo in muddo ah ku noolaa laba xero […]

Arday badan oo xaalad waxbarasho la’aan ku wajahaya Dhadhaab

Kumannaan arday qaxooti ah oo wax ka baran jiray, xerada Ifo2 oo dhawaantan la xiray […]

Dhadhaab: Arday ku waxbarasho beelay xiristii Ifo2

(ERGO) – Arday gaareyso 11,500 oo kamid ah 16,000 oo wax ka baranayey xerada Ifo2 ee […]

Dhadhaab: Bandhig ku saabsan wax soosaarka qaxootiga oo maanta dhacay

Mudug: Qoysas hoy xumo iyo cunno yari ku haysato duleedka Garow-waale

Wax la’aanta barakacayaasha Baydhabo iyo cidda

Barakacayaasha Baydhabo ayaan wakhtigaan laga dareemayn inay carruurtooda ciidsiinayaa, dadkaan oo ay haysato wax la’aan, […]

Boqollaal caruur barakacayaal ah oo ka faa’iideysta waxbarasho bilaash ah

(ERGO) – Lix boqol oo caruur barakacayaal ah, da’dooduna ka yar tahay 16 jir, isuguna […]

Muqdisho: Carruurta qoysas soo barakacay oo ka faa’iideysta waxbarasho bilaash ah

Lix boqol oo carruur ah oo isugu jira wilal iyo gabdho ay da’doodu u dhexeyso […]

Sanado