Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kun qoys oo habeenkii saddexaad ku hoyana banaan kaddib markii la burburiyay kaamki ay deganaayeen oo ku yaalla Dayniile

Boqollaal qoys oo ku noolaa kaam barakac oo ku yaalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir […]

Dad laga barakiciyay xero hor leh oo ku taalla Muqdisho

Xero lagu barakacay oo hoy u ahayd in ka badan kun qoys ayay ciidamada dowladda […]

Boqollaal qoys oo cusub oo ka soo barakacaya abaaraha oo soo galaya magaalooyinka

Somaliland oo Lughaya uga dhawaaqday xaalad degdeg ah oo ay sababtay abaarta

(ERGO) – Guddiga Ka-hortagga Musiibooyinka ee Somaliland ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqay in xaalad cunto iyo […]

Waxbarashada iyo ganacsiga oo xiray iyo dadka oo weli ka barokacaya Toko-raq oo Sool ah

Boqollaal qoys oo ku noolaa deegaanka Tuko-raq ee gobolka Sool ayaa baro kacay, kaddib markii […]

Boqollaal qoys oo dib ugu laabtay Buulo-burte oo ay ka barokaceen xilligii ay magaaladu go’doonsanayd

Ku dhowaad 800 oo qoys oo ah dadkii horay uga barokacay degmada Buulo-burte xilligii ay […]

Qaxootiga xerada Al-kharas ee Yemen oo saddex bilood kadib helaya adeegyadii UNHCR

Waxaa todobaadka soo socda dib loo bilaabayaa raashinkii iyo adeegyadii caafimaad iyo waxbarasho ee la […]

Dad ka soo qaxay colaadda Soomaalida iyo Oromada oo ku dayacan xeryaha Doolow

Colaad Bilow Buulle, hooyadiis oo 80 jir ah iyo wiil uu dhalay oo afar jir […]

Laba kun oo arday tiro ka badan oo ku wax barasho wayday xeryihii la bur buriyey ee ku yiilay KM13

Tan iyo 29-kii December markii ciidamada dowladda ay burburiyeen 23 deggaan oo ku yaalay Km13 […]

Xoolo-dhaqatada abaarta ku ceyrtoobay ee Sool oo bartay farsamooyin ay magaalooyinka uga shaqeystaan

Feysal Abshir oo ahaa geeljire uu qoyskiisu ku xoolo beelay abaarta ayaa muddo saddex bilood […]

Sanado