Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas soo barakacay oo dhexdooda isu maalgaliyay ganacsiyo yaryar

Qoysas kasoo barakacay abaarta oo ku sugan xero lagu barakacay oo ku taalla duleedka Gaalkacyo […]

Hooyo xoolihii uga badbaaday abaarta ku maalgashatay maqaayad

Nadiifo Cilmi Waasuge oo 34 jir ah waxay afar bilood ka hor maqaayad ka furatay […]

Dad ku jiray xeryo barakaca oo Burco ku yaal oo dib ugu noqonaya miyigii

Burco oo ay ku yaalaan saddex xero oo ay ku jiraan dadkii ku soo xoolo […]

Xoolo dhaqatadii miyiga Godob jiiraan ku hartay oo xeryaha ku soo xeroonaya

Maalin kasta qoysas hor leh oo ay abaarta 4 sano ka jirta degaanka Godob Jiiraan […]

Qoysas Balcad ka qaxay oo gaaray Jowhar

270 qoys oo ka cararay colaado ka jira degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa gaaray […]

Gudniinka Fircooniga oo ku badan xeryaha lagu barakacay

Iisho Xaaji Siidow oo 9 sano jir ah, xanuun daran ayaa haya. Lugaheeda aad ayay […]

Xerada IFO oo qaar ka mid ah qaxootiga ku nooli beero ka samaysteen

Qaxooti ku nool xerada Ifo ee taal Dhadhaab ayaa bilaabay tacabka beeraha, dadkaan oo ka […]

Kufsiga oo ku badanaya xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho

Waxaa kordheysa tirada haweenka lagu kufsado xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho iyo duleedkeeda. Shantii cisho […]

Beeralayda Dalyare ee gobolka Sool oo xoolo dhaqato soo cayrtoobay ku caawiyey dhul beereed

Boqol oo qoys oo ku xoola beelay abaartii ayaa  tacabka beeraha ka bilaabay  deegaanka Dal-yare […]

Buuhoodle: Qoysas baracayaal ah oo ka faa’iidaystay bacaha biyaha lagu kaydiyo

Sideed boqol oo qoys oo ah barakacayaal abaartii Sima ku xoola beelay ayaa gurmad isugu […]

Sanado