Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ka cabanaya beerahoodi oo ay geedo ka baxeen

Qoysas 15 sano ku noolaa xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya oo dhawaan ku noqday […]

Hooyooyin carruurtoodii uga soo qaxay Yemen

Dhismaha wasaaradda beeraha ee Boosaaso waxay hadda hoy u tahay 75 oo u badan carruur, […]

Ceelwaaq: Roobka gu’ga oo halis gelin kara nolosha barakacayaasha

Dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee ku nool xeryaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ka […]

Qoysas ka soo noqday xeryaha Dhadhaab oo ay duruufi ku haysato Baydhabo

50 qoys oo ka soo noqday xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab kuna yaal waqooyi bari Kenya […]

Dad Yemen doonyo uga soo qaxay oo yimid Boosaaso

Shantii maalmood ee la soo dhaafay waxaa soo gaaray magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari sideed […]

Biyaha iyo cuntada oo gabaabsi ku ah qaxootiga Alkharas ku nool

Qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa magaalooyinka Yemen ayaa ku qulqulaya xeryaha saxaraha ku yaal […]

Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy

Barakacayaashii ka yimid gobolka Bakool ee ku sugan magaladda Baydhabo ayaa helay hoy, dadkaan oo […]

Sanado