Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha Ceelwaaq oo codsanaya gargaar

Barakacayaasha ku jira xeryaha barakaca ee duleedka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inay […]

Cabdicasiis Koronto: Dilkii labadaydii qareen waa mugdi soo wajahay dhibbanayaal badan

Weerarradii is miidaaminta ahaa ee lagu soo qaaday maxkamadda sare ee magaalda Muqdisho 14kii bishan […]

Barakacayaal ka cabanaya in laga qaado kiro sharci darro ah

Barakacayaasha ku nool xeryaha Jowle oo 2km dhanka bari ka xiga magaalada Garowe ee xarunta […]

Khatarta miinooyinka Galdogob

Dadka deegaan Goldogob ayaa waxay welwel ka muujinayaan miinooyin dhulka ku aasaan oo ay roobabku […]

Barakacayaasha Halabooqad oo ka welwelaya roobab badan oo ka da’ay halkaas

Dadka barkacayaasha ee ku nool xerada barakacayaasha Halabooqad ayaa welwel ka muujinaya  iney dhibaato caafimaad-darro […]

Xaaladda samafalka Soomaaliya oo meel fiican maraysa

Afhayeennka hay`adda gargaarka Qaramada Midoobay  ee OCHA Cabdi Yuusuf Nuur ayaa ku tilmaamay iney xaaladdii […]

Waa sidee nolosha qoysaska Soomaalida?

Warbixin  ay si wada jir ah maanta 16 Abril 2013 u soo saareen hay’adaha UNICEF,UNDP, […]

Roobab mahiigaan ah oo guryihii ka saaray barakacayaal ku sugan Baydhabo

Barakacayaasha degmada Baydhabo ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ka haysta roobabka Guga oo maalmahan si xoog […]

Saamaynta uu qarixii Muqdisho ku yeeshay dadka rayidka ah

Qaraxii ka dhacay dhismaha maxkamadda sare ee Banaadir ee magaalada Muqdisho 14 Abriil 2013 ayaa […]

Soomaali ku xiran Suuriya

Boqollaal Soomaali ah oo ku xayiran dalka Suuriya oo ay dagaallo ka holcayaan ayaa sheegaya inay […]

Sanado