Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

Mid kamid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ku ganacsada waddankaasi South afrika yaa dhintay mid kalana […]

QAXOOTIGA XERADA MARATAANI OO BIYO YARAAN KA CABANAYA

Soomaalida qaxootiga ah ee ku nool xerada Marataani oo ku taalla waqooyiga dalka Musambiig, ayaa […]

XAALADDA XAAFADDA ISLII OO DEGGAN

Waxaa maanta deggan xaaladda xaafadda Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii magaalada Nairobi, oo […]

XAALADIHII U DAMBEEYAY EE SOOMAALIDA KU XIRAN XABSIYADA LIIBIYA

Cabdiqani: “Ma jiraan wax kufsi ah oo loo geysto hablaha Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada […]

BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW

Dadka barakacayaasha ah ee ku jira xerada Kambaaso oo ku taalla degmada Doolow ee gobolka […]

XAALADA MUHAAJIRIINTA SOOMAALIDA AH EE KU XIRXIRAN XABSIYADA TANZANIA

Xabsiyo ku yaalla ku yaalla wadanka Tanzania ayaa lagu soo waramayaa in ay ku tabaaleeysan […]

TAHRIIBAYAASHA SOOMAALIDA EE KU XIRAN LIIBIYA

Qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada ku yaalla  dalka Libya ayaa […]

158 MILYAN EURO OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQAY

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Midowga Yurub,  wuxuu  Soomaaliya u  ansixiyay sanadka […]

MURUQMAALATADA BELEDWEYNE OO WAJAHAY SHAQO YARI

Dadka muruqmaalatada ah ee ka shaqeeya shaqooyinka  xoogsiga ah ee ku nool magaalada Beledweyne ee […]

DABAYLAHA SANDY OO HAKIYAY QAXOOTI MAREYKANKA U SOCDAY

Qaxooti Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 50 qoys oo dowladda Mareykanka u fidisay dib u dejin […]

Sanado