Hoy Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Somaliland: Warbixin laga soo saaray dhibaatooyinka barakacayaasha ee magaalooyinka

Dhowaan waxaa la soo saaray warbixin looga hadlayo dhibaatooyinka ay dadka soo barakacay ku hayaan […]

Puntland: Qaxootiga Yemaniyiinta oo dalka ku soo badanaya

Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Puntland ayaa shaacisay in ay dalka ku soo qulqulayaan qaxooti Yemaniyiin […]

Soomaaliya: In ka badan Hal bilyan oo doollar ayaa loo codsaday howlaha gargaarka ee sanadkaan

Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee ka howlgala gudaha dalka ayaa sheegay in loo baahan […]

In ka badan 200 oo qoys oo biyo la’aan uga guuray tuulo ka tirsan Gaarisa

(ERGO) – Labo boqol iyo siddeetan qoys oo xoolo-dhaqato ayaa muddo bil gudaheeda ah ka […]

Gaarisa: 280 qoys oo biyo la’aan uga barakacay tuulada Wayaamo-jibriil

Tuulada Wayaamo-jibriil oo hoostagta degmada Gaaris ayay ka guureen dad gaaraya 280 qoys oo ah […]

Bay: Biyo la’aan haysata dadka barakaca ku ah koonfurta magaalada Baydhabo

In ka badan afar kun oo qoys oo deggan xeryo ku yaalla koonfurta magaalada Baydhabo […]

Biyo yaraan ka jirta magaalada Baydhabo oo saameysay dadka ku jira xeryaha barakaca

Qoysaskan ayaa ahaa kuwo Hay,adda Save the Children ay booyado biyo dhaamin ugu sameyn jirtay […]

Balcad: Hoy la’aan iyo cunno la’aan haysata qoysas dagaal uga barakacay guryahoodii

In ka badan 300 oo qoys ayuu maamulka degmada Balcad ku qiyaasay inay ku barakaceen […]

Bakool: Cunno la’aan nafaqa-darro ku ridday carruurta oo ka jirta Ceel-barde

Cunno yaraan haysata labo boqol oo qoys oo ku nool xero lagu barakacay oo ku […]

Ceel-barde: Cunno yaraan haysa qoysas ku jira xero barakac

Cunno yaraan haysata labo boqol oo qoys oo ku nool xero lagu barakacay oo ku […]

Sanado

Bilo