Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Wisil: Togag daadad sababi jiray oo biyo xireenno loo sameeyey

Dadka ku deegaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa ka faa’iideysanaya mashruuc ay  fulisay hay’adda Adeso oo […]

Dadaalka haweenka Puntland ee kor loogu qaadayo ka qeybgalkooda siyaasadda

Haweenka ku nool deegaannada Puntland ayaa dadaal weyn ugu jira sidii ay uga mid noqon […]

Bukaanno ka bogsaday xanuunka dhimirka oo xirfado gacanta ah la baro

Anwar Aadan Faarax oo 54 jir ah kuna nool magaalada Hargeysa, waa farsamo yaqaan dhinaca […]

Bandhig dhinaca farsamada casriga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Sakariye Ismaciil wuxuu ka tirsan yahay wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boosatada dowladda Soomaaliya, wuxuu ka mid […]

Beelo ku dirirsanaa gobolka Sool oo heshiis gaarey

Heshiis laga gaarey colaad u dhaxeysay laba qabiil oo muddo bil ah oo  ka jirtay […]

Heshiis laga gaaray colaad muddo ka taagneyd koonfurta Sool

Waxaa xal nabadeed laga gaaray colaad muddo ah ka jirtay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka […]

In ka badan 1,700 oo arday naafo ah oo wax ka barata iskuullada Dhadhaab

Tirada ardayda naafada ah ee ku biirayo iskuullada xeryaha qaxootiga ah ee Dhadhaab ee gobolka […]

Boosaaso: Kalluumeysatada xeebaha oo la siiyay qalab loogu talo galay bad-qabkooda

(ERGO) – Konton doonyood oo ka kalluumeysta xeebaha magaalada Boosaaso ayaa lagu xiray qalab cusub […]

Qalab sahlaya bad-qabka kalluumeysatada oo lagu xiray doonyo ka kalluumeysta Boosaaso

Konton doonyood oo ka kalluumeysta xeebaha Boosaaso ayaa lagu xiray qalab loogu talo galay bad-qabka […]

Dhageyso dood ku saabsan kaalinta warbaahintu ku leedahay joojinta tahriibka

Doodda waxaa nagala qeyb Aqoonyahan Xassan sheekh Cali, Ustaad Faarax Cumar Nuur iyo Maxamed Aadan Dhuubow, […]

Sanado