Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Tirada dadka qaba cudurka qaaxada oo ku badanaysa isbitaallada magaalada Muqdisho

(ERGO) – Madaxda xarumaha caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay in isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho […]

Muqdisho: Boqol qof oo naafo ah oo gawaari la siiyay ku aada waxbarashada iyo shaqada

(ERGO)- Ibraahim Nuur Iimaan oo 25 sano jir naafo ah, wuxuu maalintii siddeed iyo tobonaad […]

200 oo geed oo laga abuuray Gaalkacyo oo ay hoos fariistaan ganacsatada yaryar

Ganacsata yaryar ee magaalada Gaalkacyo oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka […]

Ganacsatada yaryar oo ka faa’idaystay geed beeris laga sameeyay magaalada Gaalkacyo

Ganacsatadan oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka harsadaan ayaa ka faa’idaystay […]

Muqdisho: Dad naafo ah oo gawaari la siiyay ku aada goobahooda waxbarashada iyo shaqada

Ibraahim Nuur Iimaan oo ah 25 sano jir naafo ah, wuxuu maalintii siddeed iyo tobonaad […]

Garoowe: Sheekada nin 28 sano dhir beeris ka sameynayay magaalada

Nin magaalada Garoowe muddo 28 sano ah ka shaqeynayey dhir beerista, oo ka warramaya sababihii […]

Nin kumaan geed ah oo dhir ah ku beeray Garoowe

Maxamed Macalin Cali oo 48 jir ah aabaha siddeed carruur ah, wuxuu muddo 28-dii sano […]

Biyo-yaraan ku khasabtay qoysaska deggan Horgalo oo Mudug ah inay gawaarida waddooyinka maraya biyo waydiistaan

Laba boqol iyo kontan qoys oo xoolo-dhaqato ah kuna nool deegaanka Horgale oo Gaalkacyo waqooyi […]

Deegaanka Horgalo ee gobolka Mudug oo biyo-yaraan ay ka jirto

Deegaanka Horgalo oo ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo, ayay ka jirtaa biyo la’aan. Dadka ku nool […]

Qareenada Soomaaliland oo sheegay in xeerka kufsiga ee la meel mariyey uu yarayn karo tacadiyada haweenka

Xeerkan kufsiga Somaliland oo muddo lix sano iyo afar bilood ah hor yaallay golaha baarlamaanka […]

Sanado