Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Dad qabo xanuunka dhimirka oo laga saaray isbitaal lagu daweynayey

Qaar kamid ah dadka qabo xanuunka dhimirka ayaa laga saaray isbitaal xanuunka maskaxda lagu daweeyo […]

Haween u gurmaday dad ka soo barakacay gobolka Soomaalida ee Itoobiya

Inka badan 400 oo qoys oo ku jiro xero barakac oo ku taalla  degmada Caabudwaaq […]

Sanaag: Haween ku guuleystay in ay qaadka ka joojiyaan deegaankooda

Koox haween mutadawiciin ah oo isku tagay, ayaa ku guuleystay in ay si rasmi ah […]

Garoobbada dagaalka: Saameynta colaadaha qabiilka ay ku yeesheen haweenka iyo carruurta

Colaadaha qabaa’ilka ee muddada dheer ka jira goobo badan oo Soomaaliya ah, waxay khasaare baaxad […]

Inka badan 20,000 oo qoys oo ka faa’iideysanaya biyo gelin laga sameynayo Hargeysa

Shirkada SBI ee cabitaanka sameysa, ayaa xaafadaha magaalada Hargeysa ka sameynaysa biyo galin dhinaca beebka […]

Saameynta colaadda deegaanka Dhumay ay ku yeelatay haweenka laga dhintay

Haween badan, oo raggii qabay ay ku dhinteen colaad muddo ka jirtay deegaanka Dhumay ee […]

Shirweyne nabadeed oo lagu heshiisiinayo bulshooyin dagaallamay oo ka billowday Taleex

Waxaa maanta ka billowday degmada Taleex ee gobolka Sool, shirweyne nabadeed oo lagu xalinayo colaad […]

Biyo-gelin laga sameeyey Burtinle oo wax ka beddeshay habkii ay dadku u biyaha u heli jireen

(Ergo)- Inka badan 500 oo qoys oo ku nool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, ayaa […]

Qoysas ka faa’iideysanaya biyo-gelin laga sameeyey Burtinle

Dad gaarayo 500 oo qoys ayaa ka faa’iideysanaya biyo-gelin laga hirgeliyey degmada Burtinle ee gobolka Nugaal. […]

Barakacayaal iyo danyar ka shaqeysta shirkad bacaha la tuuro wax soo saarka ka sameysa

Ubax Macallin oo heysata shan carruur ah waxay kamid tahay boqol iyo siddeetan qof oo […]

Sanado