Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Dhimista sinnaan-la’aanta dheddigga iyo labka: Taariikhda haweenka Soomaaliyeed in lagu qoro Wikipedia

Wikipedia waa bogga online-ka ah ee ugu weyn adduunka ee lagu keydiyo xogta iyo macluumaadyada […]

Mudug: Dad lagu eedeeyay dhir jaris ay sameeyeen oo lagu xiray Gaalkacyo

– ERGO) – Afar iyo labaatan qof ayaa lagu xiray xabsiga magaalada Gaalkacyo kaddib markii […]

Mudug: Xeer deegaanno ka tirsan gobolka looga mamnuucayo dhirta la jaro

Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayay odayaasha oo kaashanaya maamulka waxay sameysteen xeer meelahaas looga […]

Soomaaliya: Carruur badan oo aan la nooleyn waalidkooda ayaa shaqeeyo

Hay’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed oo ka shaqaysa xuquuqda carruurta ayaa sheegtay in carruuraha waddooyinka ku […]

Shir looga hadlayay sidii dibadda loogu dhoofin lahaa kalluunka dalka oo lagu qabtay Muwidhso

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayo sidii dhoof loogu heli lahaa kalluunka […]

Sanaag: Haweenka oo masaafo dheer dhabar uga soo qaada biyo ay carruurta siiyaan

Haweenkan oo qoysaskoodu kasoo barakaceen abaartii ku dhuftay Gobolka Sanaag sanadkii 2017 waxay ka cabi […]

Biyo la’aan saamayn ku yeelatay nolosha dad oo ka jirta deegaanno ka tirsan gobolka Sanaag

Labo boqol iyo lixdan iyo afar qoys oo ku nool xero barakac oo ku taalla […]

Hargeysa:Haweenka barta aqoonta farsamada casriga ah oo aan shaqo ku helin

(ERGO) Muna Mahdi Axmed afar mar oo ay isku day inay codsato shaqooyin laga xayisiiyay […]

Hargeysa: Dhallinyaro ka tahriibay sharciga dowladda hoose oo aan oggoleyn habka ay ku ganacsadaan

Xarigga iyo ganaaxa ay kala kulmaan dowladda hoose ee Hargeysa ayaa dhallinyarada ku ganacsada hareeraha […]

Sool: Dhaqashada lo’da oo ku yaraatay koonfurta gobolka

Dhaqashada lo’du ayaa ka nabaad guurtay koonfurta gobolka Sool oo ay dhaqashadeedu caan ku ahayd, […]

Sanado