Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Xoolo-dhaqato cabasho ka muujiyay lacagta taleefannada lagu isticmaalo

Arrintan ayaa soo jiitamasay toddobadii bilood ee lasoo dhaafay kaddib markii gobolada dhexe laga diiday […]

Dhadhaab: Gabar in kabadan kun shimbirood ku xannaaneysa gurigeeda

Weligaa ma aragtay in ka badan kun shimcirood, oo goob kaliya lagu wada xannaaneynayo, oo […]

Caabudwaaq: Haween ku xoolo beelay abaaraha oo ku shaqaysta dallaal-nimada

Dhallinyarada ka yar 18-aadka ee Garoowe oo loo qabtay tartan kubadda cagta

352 dhallinyaro ay da’doodu u dhexeyso 12 ilaa 17 sano ayaa Talaadadi tartan kubadda cagta […]

Laascaanood: Haween shaqo abuur loo sameeyey

Soomaalida baasaboorrada shisheeye wadata ayaa ka fursado shaqo badan dhallinyarada gudaha

(ERGO) – Soomaalida dibadda ka soo noqoneysa ee wadata baasaboorrada shisheeye ayaa hela fursadaha shaqo ee […]

Biyaha oo qaaliyoobay deegaanno hoostaga Hargeysa

Somaliland oo sheegtay in suuq ay burburisay 7 cisho ka hor ay ka dhisayso hangarro ganacsi

Qoysas dan yar ah oo ku ganacsanayay suuqa Gobanimo ee magaalada Hargeysa ayaa laga burburiyay, […]

Puntland: Hab cusub oo lagu ogaanayo shaqooyinka cusub

(ERGO) – Hal-abuur tiknaloojiyadeed oo ku cusub Soomaaliya ayaa laba bil kahor laga hir-geliyay deegaannada […]

Taariikhda haweenka Soomaaliyeed yay kula tahay in lagu qoro Wikipedia

“Haweenka Soomaaliyeed ee horseeday isbeddelka siyaasadeed, dhaqan iyo dhaqaale” – Tee baad u soo xuli […]

Sanado