Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Bandhig suugaaneedka Habeenka Minneapolis iyo Soomaalida

Waxaa dhowaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Mareykan lagu qaban doonaa  bandhig ballaaran oo […]

Arday dhigta dugsiga sare ee Burtinle oo sameeyo sawirrada gacanta

Abshir Jaamac Abshir waa arday 18 jir ah, dhigtana fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee […]

XILDHIBAANADA CUSUB OO DOORANAYA GUDDOONKA BAARLAMAANKA

Waxaa maanta oo talaado ah magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka lagu wadaa inay ka dhacdo […]

Nin Burco ka waayay kabo la eg oo Hargeysa u doontay

Axmed Macalin waa abwaan  inta badan hal abuurkiisa ka sameeya waxyaabaha uu la kulmo tixihiisu […]

Maxaa sababay in shilin soomaaliga isku mar laga diido gobollo badan?

Kunka Shilin Soomaaliga ah ayaa bishii laga soo gudbay laga diiday inta badan gobollada dalka. […]

Dhoofka xoolaha ee xajka oo fursad u noqday xoolo-dhaqatada koonfur-galbeed

Dhoofka xoolaha ee la dardargeliyay xilligan oo loo diyaar-garoobayo gudashada waajibka xajka ayaa rajo u […]

Qiimaha oo sare u kacay xilliga xajka oo caawisay nolosha xoolo dhaqatada

Iyadoo lagu guda jiro xilligii xajka, ayaa dawladda boqortooyada Sucuudigu sheegtay inay ka soo dhoofsanayso […]

Ardayda ka qalinjebisa jaamacadaha Puntland oo shaqo la’aan ah

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in 60% ardayda jaamacadaha ka baxda aysan shaqo helin. Arrintaan […]

Abwaan da’yar oo suugaan ka sameeyay qiso jacey oo isaga soo martay

Maxamed Jaamac Nuur (Daajiye), waa abwaan dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Burco. Abwaan Daajiye, sidoo kale waa nin macalin ah. Sugaan ayuu ka sameeyay qiso jaceyl oo isaga soo martay. Weriyaha Ergo ee magaalada Burco Sidiiq Yuusuf Khalaf, ayaa la kulmay, wuxuu marka hore waydiiyay inuu nooga sheekeeyo sidi ay ahayd qisadaas.

Sanado