Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Amal: Arag la’aantu qalbi la’aan ma aha

(ERGO) – Amal Cabdullaahi Axmed waa ardayad 18 jir ah oo aragga la’. Waxay dhigataa dugsi sare oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Waxay isticmaali kartaa aaladaha casriga ah ee teknoolajiyada iyo intarnetka. Bishii June ee sanadkii hore ayay ka qalinjebisay dugsiga hoose-dhexe ee Al-Basiir oo wax lagu baro ardayda sideeda oo kale ah ee aragga la’, […]

Sanado

Bilo