Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Puntland: Maxaabiis hore oo ku shaqaysta xirfado ay barteen intii ay xabsiga ku jireen

(ERGO) – Faarax Cabdillaahi Xiddig oo saddex toddobaad kahor laga sii daayay xabsiga dhexe ee […]

Qardho: Dooxada Qalwo oo gu’ga la xirmeeyay si ay uga soo kabato xaaluf iyo nabaad-guur ku dhacay

Axmed Xaaji Faarax wuxuu saddex toddobaad ka hor reerkiisa oo wata laba tiro oo ari […]

Galkacyo: barashada cillad-bixinta moobayllada oo beddeshay nolosha naafo aan weligood shaqaynin

(ERGO) – Cabdi Cabdulle Axmed waa 36 jir  naafo ah, waa aabbaha qoys ka kooban […]

Muqdisho: agabka Afxirka ee ka hortaga COVID19 oo dalka lagu sameeyey

Qaar ka mid dhallinyarada ku shaqaysata tolliinka dharka ee ku nool magaalda Muqdsiho ayaa baryahan […]

Gibiley: Qoysaska saboolka ah ee ilihii dhaqaale ka burbureen oo maamulku u qaybiyay raashin

(ERGO) – Mako Muxumed Cabdullahi waa hooyada qoys ka kooban siddeed qof, muddo labaatan sano ku […]

Boorame: Nadaafad xumo ka jirta xaafadaha qaar oo xanuuno sababtay.

Xasan Xuseen Cali waa aabe lixdan iyo laba jir ah oo qoyskiisu ka kooban yahay […]

Beled-xaawo: Dhallinyaro mutaddawiciin ah oo si iskood ah u fulinaya ololaha keliya ee xakamaynta Karoona Fayrus

(ERGO) – Cabdiwaaxid Xuseen Cusmaan oo guddoomiye u ah ololaha Midnimo wuxuu Raadiyo Ergo u […]

Doolow: Xirista xudduudda Soomaaliya iyo Itoobiya oo saameysay isu-socodka ganacsiga

(ERGO) – Aweys Axmed Aadan oo ku nool Doolow wuxuu ka mid yahay dadka ku […]

COVID 19: Bandowga habeenkii oo saameeyay haweenka caanaha ku iibiya Garoowe

(ERGO) – Deeqa Aadan Muuse waa hooyada 7 carruur ah oo ka ganacsata caanaha xoolaha […]

Beledweyne: Qiimaha quutul-daruuriga kor u kacay oo saameeyay dadka saboolka ah

Cabdisalan Maxamed Salaad oo ah aabbe shan carruur leh, wuxuu ka mid yahay qoysaska barakaca […]

Sanado