Hoy Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

Hiiraan: Shuban biyood ka dilaacay Beledweyne

Shuban biyood ka dilaacay degmada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo ritay todobaatan iyo […]

Sool: Qodista ciida dhismaha oo dhibaato u keentay Beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada

Boqolaal qoys oo isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato ayaa ka barakacay deegaanka Oodagooye ee […]

Qaar kamid ah kaluumaysatada degmadda Hobyo oo shaqo joojin sameeyey

Ku dhowaad 100 kaluumaysato Soomaali ah oo ku sugan degmo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug […]

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo

Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo […]

Dhadhaab: Ardayda dhamaysa dugsiyada sare oo ku celceliya imxitaannada si ay u helaan deeq waxbarasho

(ERGO) – Ardayda dhamaysta waxbarashada dugsiyada sare ee ku yaalla xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, Kenya […]

Hargeysa: Carwo-bandhigeed shaqo oo kontan dhallinyarro ah ay shaqooyin ka heleen

Carwo bandhigeed shaqo oo lagu qabtay Somaliland ayaa waxaa lagu shaqaaleysiiyay konton dhallinyaro ah oo […]

Maalgelin dayn ah oo lagu kabayo ganacsatada degmada go’doonsan ee Diinsoor

(ERGO) – Maalgelin ay iska kaashadeen bangiga caalamiga ah ee Soomaaliya oo magaciisa loosoo gaabiyo […]

Sanado