Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda muuska ee Afgooye oo saddex sano kaddib tacbaday muus

Beeraleyda tacbada muuska ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa billaabay inay beertaan muus, saddex sano kaddib […]

Soomaliya: Xoolo laga daaweynayo xanuuno ay qabowga iyo dabeylaha xagaaga ka qaadeen

Kumannaan xoolo ah ayaa xanuuno ay ka qaadeen qabowga iyo dabeylaha xilligaan xagaaga dhacayo, waxaa […]

Galgaduud: Beeraley markii u horreysay suuq geeyay dalagyo ay tacbadeen

Cabdinaasir Cali Xaashi waa nin beeralay ah, toddobaadkaan wuxuu keenay suuqa degmada Guraceel 30 kiilo […]

Beeraley markii u horreysay dalagyadii u soo go’ay u suuq geeyay Guraceel

Beeraley ku nool Guraceel ayay markii u horreysay u soo go’een dalagyadii ay beerteen, sida […]

Togdheer: Dhul seerayaal laga sameeyey oo muran dhaliyay

Faadumo Cismaan Jaamac, waa xoolo-dhaqato ku nool tuulada Ina-afmadoobe oo 30 km Waqooyi ka xigta […]

Togdheer: Xoolo-dhaqato ka cabanaya daaq la’aan, dhulkii daaqa lahaa oo la ootay darteed

Xoolo-dhaqato ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Togdheer ayaa ka cabanayo daaq la’aan haysata xoolahooda. […]

Waraysi: Faadumo Jibriil oo ka waramaysa timir ay ku beertay deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag

Faadumo Jibriil waa khabiir dhinaca deegaanka ah, waxay beer ku leedahay deegaanka Durduri oo ka […]

Hiiraan: Cayayaan ka dhashay fatahaadda oo baabbi’iyay dalagyada beeraha 40 tuulo

Labo kun iyo shan boqol oo hiktar oo ah beero  ku yaalla 40 tuulo oo […]

Hiiraan: Cayayaan baabbi’iyay dalagyadii ku yaallay beeraha 40 tuulo

Cayayaankan oo ka dhashay fatahaaddii webiga shabeelle uu ka sameeyay gobolka Hiiraan ayaa ku faafay […]

Dalaga boqollaal beereed oo ku baaba’ay cayayaan saameeyey

(ERGO)-Tacabkii 550 beerood oo ku yaalla  degmada Sallaxley, oo 80KM dhinaca koonfureed ka xigta magaalada […]

1 6 7 8 9 10 16

Sanado

Bilo