Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

Biyo-gelin laga sameeyey Burtinle oo wax ka beddeshay habkii ay dadku u biyaha u heli jireen

(Ergo)- Inka badan 500 oo qoys oo ku nool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, ayaa […]

Hab cusub oo isku xirayo beeraleyda iyo macaamiishooda oo laga hirgeliyey Somaliland

(ERGO) – Cabdullaahi Jaamac Qoor-gees, wuxuu beer lix hektar ah ku leeyahay deegaanka Biyo-macaan oo […]

Hargeysa: Adeeg fududeynaya suuq-geynta dalagga beeraha oo la daah-furay

Waxaa magaalada Hargeysa dhawaan laga daah-furay adeeg talefoonka gacanta lagu isticmaalayo, oo beeraleyda u fududeynaya […]

Galgaduud: Xoolo-dhaqato la baray sida ay uga gaashaaman karaan abaaraha

Jamaad Cali Yusuuf oo deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo Dhuusa-mareeb 55 km waqooyi uga […]

Galgaduud: Xoolo-dhaqato loo tababaray habka u adkeysiga abaaraha

Boqol iyo toban qoys oo reer miyiga ah kuna nool gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa la […]

Baardheere: Cayayaan baabi’iyay boqollaal beerood

Inka badan kun beerood oo ku yaalla degmada Baardheere iyo ilaa 53 tuulo oo hoostaga […]

Garoowe: Beeralay ka faa’idaysana habka waraabka ee Soolarka

Beeralayda yar yar ee deegaanka Jibagale ayaa sheegay inay ka faa’idaysteen in soollarka ay u […]

Garoowe: Beeralayda Jibagaale oo tamarta cadceedda uga faa’iidaysanaya waraabka

Beeralayda yar yar ee Garowe ayaa tamarta cadceedda uga faa’iidaysanaya waraabka beerahooda bishii Agoosto ee […]

Somaliland oo yagleeshay kayd raashiin iyo calafka xoolaha

Somaliland ayaa sameysay kayd raashiin iyo calafka xoolaha. Talaabadan ayey uga gol leedahay iney kaga […]

Somaliland oo sameysay kayd raashin iyo calaf ay kaga hortagto masiibooyinka

Somaliland ayaa markii ugu horeysay yeelatey kayd raashin iyo Calafka xoolaha.  Lix kun oo tan […]

Sanado

Bilo