Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta ku soo qaadaneynayno seyladaha ee Baardheere, Gelinsoor iyo Wisil, waxaa soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.
Read moreQoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Laascaanood, qaar kamid ah waxay noloshooda ku tiirsan tahay shaqada ay u soo qabtaan carruurtooda. Oo waxay quutaan lacagaha ama dhaqaalaha ay carruurtu...
Read moreTips on How to Spice Up Or Rekindle all the Love Between You and unfortunately your Partner It's refreshing when I read a tale where by someone gets so amorous...
Read moreTan iyo markii webiga Shabeelle qalalay waxaa shaqo la'aani ku dhacday boqolaal qof oo ka jilaaban jiray webiga, iyadoo ay jiraan tuulooyin ku teedsan hareeraha webiga oo dadku ay ku...
Read moreBoqolaal qof oo cusub ayaa soo gelaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyadoo aysan jirin wakhtigaan wax diwaan gelin ah oo ay samaynayso hay'adda qaxootiga ee UNHCR. Dadkaan ayaa ka imanaya...
Read moreQiimaha xoolaha ee maanta waaan ku eegaynaa sayladda Muqdisho, waxaana inoo soo diray weriyaheena Munasar Maxamed Cabdi. Waxaana soo jeedinaya Maxamed Xaashi Tawakal.
Read more(ERGO) - Haween gaaraya 11 qof ayaa labadii bil ee u dambeysay iyagoo ku jira xilliga foosha ku dhintay deegaanka Bacaadweyne oo 200 km u jira Gaalkacyo. Deegaanka iyo tuulooyinka...
Read moreDeegaanka Bacaadwayne oo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug ayaan lahayn xarrumo caafimaad oo wax ka qaban kara baahiyaha deegaankaas ka jira. Labadii bilood ee u dambaysay 11 haween ah ayaa...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo