Nin xoolo-dhaqato ah oo wicitaan uu soo wacay Raadiyow Ergo xoolihiisa loogu daweyay

0

Axmed Cabdulaahi Aadan oo ah 48 jir, wuxuu ku nool yahay degaanka Birta-dheer oo ka tirsan degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Kaddib markii ay xoolihiisa ka xanuunsadeed, Axmed oo dhaqda lo’ iyo ari wuxuu la soo xiriiray Idaacadda Ergo, si uu caawin uga helo hay’addaha gargaarka. Wuxuu sheegay in lo’du ay sii daynaysay xaar madow, halka ariga uu tabcaan la ahaa cabeebka afka. Farintii waxay gaartay dhaqaatiirta xoolaha ee FAO, isagoon filayn ayaa la soo wacay, loona daaweyay xoolihii.

Fadlan halkan hoose ka dhagayso waraysiga uu Axmed sii Raadiyow Ergo.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here