Xoolo-dhaqato u roob raacay tuulooyin ka tirsan gobolka Sool

0

Maxamed Khaliif Warsame waxaa uu  ka mid boqolal xoolodhaqato ah oo u soo naqraacay tuulooyinka Kala-jeexa iyo Gambadhe ee gobolka Sool oo roobka darytu ka curtay.

Maxamed oo ka soo guuray tuulada Harwanaag ayaa Raadiyow Ergo xaalka qoysaska u soo hayaamay tuulada.

Fadlan halkan hoose ka dhageyso wareysiga oo dhamaystiran.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here